17 May, 2024
1 min read

Haleey Fahamsiiyo Federaalkaan Feeraha laga rarayo (Bayaan ka soo baxay Dowladda Warshiikh.)

Federaalka ha leey fahamsiiyo ********* War saxaafadeed……… Warsh. 8/5/2023 Ujeedo:Bayaan ka soo baxay Dowladda Warshiikh. Khilaaf Xoogan ayaa soo kala dhax galay Xiriirkii u dhexeeyay Madaxda Dowlad Degmadeedka Warshiikh iyo Dowladda dhexe. Madaxweynaha Dowladda Warshiikh ayaa Dhigiisa Madaxweynaha JFS ku eedeeyay in uu qaaday Talaabooyin ka hor imaanayo Dastuurka Deg. Warshiikh. Madaxweynaha Dowlad Degmadeedka Warshiikh […]