March 30, 2023
Dowladda FS oo sheegtay in ay cuuryaamisay kala bar dakhligii ay heli jirtay Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay maanta ku sheegtay in ay dowladdu horumar weyn ka sameysay dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee ay kula jirto Al-Shabaab, kaasi oo ay sheegtay in uu ka mid yahay saddexda waji ee dagaalkeeda ka dhanka ah Al-Shabaab. Labada waji ee kale ayaa kala ah dagaalka dhinaca ciidanka iyo dhanka fikirka […]
Nasashada Jimcaha. Q- 350=Haddii aad is leedahay Aqoon ayaad leedahay. Bilawga Suuradahaan macnahooda ma taqaan?=
1.Rusuulkeena Moxamed CSW ayaa yiri: Qofkii Akhriyo Suuradda Ikhlaas ( Qulhuwa laahu) Toban Mar, Allaah ayaa Guri uga dhiso Jannada. Saxiixul Bukhari-6472. ( F.M: 1aad). ( Maxaad Sugee, Maad haddaba Akhrisid) 2. Malakul Jibriil ayaa Rasuulka ku yiri: Moxamadow, Qofna kuguma Saliyo, ilaa isagana ay ku saliyaan 70,000 Malag. ( F.M: 2aad) ( Maxaad Sugee, […]
Kenya oo ciidamo ku daabulayso caasimadda Nairobi cabsi laga qabo dibad baxyo.
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu soo daabulay ciidamo aad u badan, kadib markii dowladda ay mamnuucday dibadbaxyada mucaaradka oo la qorsheeyay inay dhacaan Khamiista. Warbaahinta Maxaliga ah ayaa baahisay sawirada Booliska Rabshadaha oo fadhiisimo ka dhigtay goobaha mucaaradku ku leeyihiin guud ahaan magaalada. Waddooyinka soo gala guriga madaxweynaha ayaa sidoo kale la […]
Hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda.
MUQDISHO — Cabdi Xasan Hulbaale oo ahaa madaxii Al-shabaab ee tuulada Maaya Faarax ee degmada Qoryooley ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda Federaalka, sida ay qortay warbaahinta dowladda. Wuxuu ahaa sarkaal ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab sagaalkii sano ee lasoo dhaafay, waxaana u xalay isku soo dhiibay Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ee ku sugan dagmada […]
Maxaa Haweenka Somalida u diiday Madaxnimo?
Haweenkii hore. A. Sumiyah Bintu khabat. Waxa ey aheyd Qofkii ugu Horeyay ee ahaa Muslim Shahiid ah ee Dhiigiisa Dhulka lagu daadiyay. B. Khadija Bintu khuweylid RC. Qofkii ugu horeyay ee Islaamay. C. Hajira. Qofkii ugu horeyay ee Kacbada Degay. D. Maryam Bintu Cimaraan. Haweeneyda kaliya ee Magaceeda Qur’aanka lagu sheegay. E. Shajara Al dura. […]
Maj Gen Muteti “Isbadal nabadeed ayaa ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho
Taliye ku xigeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya u qaabilsan dhinaca Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Kimani Muteti ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto isbedel nabadeed, waxaana uu bogaadiyay Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah ATMISka nabadeynta Soomaaliya. gaar ahaan magaalada Muqdisho tan iyo markii la howlgaliyay 2007-dii. Maj Gen Muteti ayaa hadalkan […]
Somalia Is Undergoing A Peaceful Transition: Kenyan General Peter Kimani Muteti.
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Deputy Force Commander in charge of Support and Logistics, Major General Peter Kimani Muteti has said that Somalia is experiencing a peaceful transition and commended Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) serving under ATMIS for pacifying Somalia, especially Mogadishu city since deployment in 2007. Maj Gen Muteti made […]
Dowladda Maraykanka oo Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka cad. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo magcaabay ayaa haatan xil sare ka haya wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka, gaar ahaan safaaradda Maraykanka ee Canada. Richard H. […]