29 Apr, 2024
4 mins read

QAXA XAMAR IYO TAARIIKH LA AASAY.

Xamar iyo daafahiisa dhowr qax ayaa hore uga dhacday kanise aniga iyo caruurteeyda waa nagu daba dheeraaday. Waxaana hore uga jiri jiray dagaalo gobanima doon ah ama dulmi diid.bal fiiri mar kale buuga Marqaati BAQIYATUL AAMAALKA,oo ay ku qorantahay in lmaam Maxamuud lmaam Axmad Imaam Maxamad Imaam Cumar Hilowle asigoo Xamar Xukumaya ayaa maalin Axad […]

1 min read

Nin Soomaali ah oo ku guuleystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee ugu fiican gobolka Minnesota.

Maamulka Ganacsiga Yaryar ee Maraykanka ayaa Cabdiraxmaan Ciise Kaahin, Madaxa & Mulkiilaha maqaayadaha Afro Deli and Grill, u doortay inuu noqdo shakhsiga ugu wanaagsan ganacsiga yar yar ee Minnesota 2023. Abdiraxmaan Waxuu Minnesota ka abuuray ganacsi cunto duwan oo isagu jirta Soomaali, Carab iyo Maraykan. Waxuu abaalmarintan ku gaaray Abdiraxmaan inuu bulshadiisa dib u maalgaliyo, […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 348aad =Cadaalad darada Dalka ka jirtana Yeyna si kale kuula muuqan=

1. Dhoorka Dhalinyarada iyo Bidaarta Qurba joogto Yeyna wax kale kuula muuqan. ( F.S: 1,2 & 3aad) ( Cadaalad darada Dalka ka jirtana Yeyna si kale kuula muuqan) 2. (Haddii Beeshii la siiyay wasiirka Cadaaladu Cadaalad daro ka cabaneyso). ( Haddii beeshii la siiyay Taliska Nabadsugidu Nabadgalyo Xumo ka cabaneyso). ( Haddii Beeshii la siiyay […]

1 min read

Shirka Wada-tashiga Qaran ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Baydhabo

Shirka Golaha Wadayashiag Qaran ee soomaliya ayaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Baydhabo, qodobka ugu muhiimsan ee shirkaasi looga hadlayo ayaa ah arinta ammaanka dalka. Maamul goboleedka Puntland ayaan ka soo qeybgelin shirkaasi. Wasiirka cadaaldaa koonfur Galbeed Xassan Cabdulkaadir Maxamed Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Aden saalamiin ayaa ka warramaya warrarkii ugu […]

1 min read

Maraykanka oo ka digay weeraro ay qorshaynayaan ISISta Afghanistan.

WASHINGTON — Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in ururka ISIS ee fadhigiisu yahay dalka Afghanistan, inay u muuqdaan inay diyaargaraw ugu jiraan inay weeraro ka geystaan wadamada reer galbeedka, ka hor dhammaadka sannadkan. Inkasta oo ay jiraan dagaalo goosgoos ah oo u dhexeeya ururka Taliban iyo kooxda ISIS ee ka dagaalanta […]