1 min read

Shirka Wada-tashiga Qaran ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Baydhabo

Shirka Golaha Wadayashiag Qaran ee soomaliya ayaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Baydhabo, qodobka ugu muhiimsan ee shirkaasi looga hadlayo ayaa ah arinta ammaanka dalka.

Maamul goboleedka Puntland ayaan ka soo qeybgelin shirkaasi.

Wasiirka cadaaldaa koonfur Galbeed Xassan Cabdulkaadir Maxamed Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Aden saalamiin ayaa ka warramaya warrarkii ugu dambeeyay ee shirka magaalada Baydhabo ka socda.