26 Apr, 2024
1 min read

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Guddoonka baarlamaanka inay ka shaqeynayaan muddo kororsi.

Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaliya ayaa ka fal celiyey warqad kasoo baxaday Xafiiska Guddomiyaha Baaralamaanka Soomaliya oo ku sabsan wax ka baddelka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa ku eedeeyay guddoonka baarlamaanka inay ka shaqeynayaan muddo kororsi. Warqadda kasoo baxday guddoonka baarlamaanka […]

1 min read

Ciyaaryahan Achraf Hakimi oo lagu soo oogay dacwad kufsi.

Paris — Difaaca Kooxda Paris Saint-Germain iyo dalka Morocco Achraf Hakimi ayaa lagu soo oogay dacwad kufsi, waxaa sidaas maanta AFP u sheegay dacwad-oogayaasha Faransiiska. Hakimi, oo 24 jir ah, ayaa waxaa Khamiistii su’aalo weydiiyey dacwad-oogayaasha, kuwaas oo la xiriiray eedeymo ka yimid haweeney 24 jir ah, waxaana kadib lagu soo oogay dacwad. Cayaaryahanka ku dhashay […]

1 min read

Soomaali ka shaqeysa Xarunta Shirkadda Amazon ee Minnesota oo diiday in xarun kale loo wareejiyo.

Soomaali badan oo ka shaqeysa xarun ay leedahay Shirkadda weyn ee Online-ka wax ku iibisa ee Amazon ayaa kahor yimid go’aan maamulka shirkaddaas uu ku gaaray in albaabada la isugu dhufto xafiiska Degmada Shakopee ee Gobolka Minnesota. Maamulka Shirkadda ayaa sheegay in uusan diidaneen shaqada ay u hayaan Dadka Soomaalida ah balse loo wareejinayo xarun […]

1 min read

Duqa Laascaanood: 210 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay dagaalka, 680 kalena waa ku dhaawacmeen”

Ugu yaraan 210 qof ayaa ku dhintay iska horimaad socday muddo 24 maalmood ah oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland  iyo dadka deegaanka sida uu shir jaraa’id ku sheegay duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiim Cali Ismaaciil. “210-qof oo shacab ah ayaa ku dhintay 680-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaalkaas oo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo bulshada deegaanka […]

1 min read

Tacsi Tiiraano leh

Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Xabiibo Axmed Jimcaale ( Biibto), C/laahi Maxamed Cumar Mucjis, Prof. YAXYE Caamir iyo Bahda wabaahinta Mogadisho Times iyo warbaahinta oo idil waxay Tacsi u dirayaan Ehalada iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Wariye C/Qaadir Maxmed Calasow (Calas)oo maanta ku geeriyooday Muqdisho, samir iyo Iimaan Alle ha idinka siiyo Aamiin Aamiin

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-346=Dad ayaa u meelyo in Meel kasta laga yaqaan, oo ku leh i ma taqaanid miyaa?=

1. Nin Bakhiil ahaa ayaa Xildhibaannimo loo soo doortay. Mushaarkii ugu horeeyay markuu qaatay ayaa Hooyadii Geeriyootay. Waxaa la bilaabay Qabanqaabadii Aaska. Waxaa lagu yiri: keen 30 Dollar. Waxa uu yiri: Maxey tahay?. Waxaa lagu yiri: Waxaa la siinaa Islaantaan Masaakiintaa ee noo Dhaqday Meydka Hooyadaa. Waxa uu yiri: ka soo dhameeya 5 Dollar. Waxaa […]