March 2023
Tacsi Tiiraano leh
Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Xabiibo Axmed Jimcaale ( Biibto), C/laahi Maxamed Cumar Mucjis, Prof. YAXYE Caamir iyo Bahda wabaahinta Mogadisho Times iyo warbaahinta oo idil waxay Tacsi u dirayaan Ehalada iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Wariye C/Qaadir Maxmed Calasow (Calas)oo maanta ku geeriyooday Muqdisho, samir iyo Iimaan Alle ha idinka siiyo Aamiin Aamiin
Nasashada Jimcaha. Q-346=Dad ayaa u meelyo in Meel kasta laga yaqaan, oo ku leh i ma taqaanid miyaa?=
1. Nin Bakhiil ahaa ayaa Xildhibaannimo loo soo doortay. Mushaarkii ugu horeeyay markuu qaatay ayaa Hooyadii Geeriyootay. Waxaa la bilaabay Qabanqaabadii Aaska. Waxaa lagu yiri: keen 30 Dollar. Waxa uu yiri: Maxey tahay?. Waxaa lagu yiri: Waxaa la siinaa Islaantaan Masaakiintaa ee noo Dhaqday Meydka Hooyadaa. Waxa uu yiri: ka soo dhameeya 5 Dollar. Waxaa […]
Golaha Wasiirada DF oo qaaday tallaabo wax looga qabanayo dilalka wadayaasha Mooto Bajaajta.
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qaadeyso tallaabooyin wax looga qabanayo dilalka dhallinayarada wada Mooto Bajaajta ee magaalada Muqdisho. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa magaalada caasimadda ah lagu dilay dhallinyaro dhowr ah, ayada oo dilalkaas badankood lagu eedeeyey ciidamada dowladda ee ku sugan baraha kontorool ee magaalada. “Dowladda Soomaaliya waxay qaadeysa tallaabooyin xooggan oo wax […]
Wasiir Muqtaar Roobow “Kursiga HOP86 markii aan maqlo waan nixi jiray”+VIDEO
Muqdisho – Wasiir Mukhtaar Roobow, Wasiirka Diinta & Awqaafta DF Somalia ayaa sheegay inuu mar ka cabsan jirey xitaa sheegga kursiga HOP86 oo ay muddo doodi ka taagan tahay. Roobow ayaa ka hadlayey xaflad la sheegay in lagu soo dhoweeynay isla kursigan leh sumadda HOP86. Halkan hoose ka DAAWO…. https://m.facebook.com/dalsantv/videos/891818588767068/?paipv=0&eav=AfYtcbqZqFQlMj5TLlq_uC6OaUOa8BzzivtGsL0D9SbRtOh4g4Zm6E2_S29wnFwCbeg
US increases military support for Somalia against al-Shabab
MOGADISHU, Somalia — The United States is increasing its military assistance to Somalia as the country sees success in battling what the U.S. calls “the largest and most deadly al-Qaida network in the world.” Sixty-one tons of weapons and ammunition arrived Tuesday in Mogadishu, the U.S. said in a statement of support for a historic […]
Faysal Cali Waraabe “Dagaalka Laascaanood wuxuu ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhanka ahayd …”
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-banaanida ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay kaga hadlay arrinta Laascaanood. Qoraalka ayaa wuxuu ku sheegay in xiisadda Laascaanood ay ka dhalatay “arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhanka ahayd dad rayid ah oo si nabad ah u bannaan baxayey oo isu […]
Shir looga hadlaayay Ammaanka dalka Soomaaliya oo lix wadan ku yeeshay Magaalada Washington.
Washington — Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarinta iyo ahmiyadaha gargaarka bani’aadannimo. War-saxaafadeed kasoo baxay kulanka, oo ay faafisay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa lagu sheegay in dalalkan ay taageero u muujiyaan dadaallada ay Soomaaliya kula dagaalameyso […]
Maraykanka oo 5-Milyan Doolar dul dhigtay madaxa afhayeenka Al-Shabab.
Dawladda Maraykanka ayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa shan milyan oo dollar dul dhigtay madaxa Cali Mohamed Raage, oo ah afhayeenka ururka al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay barnaamijka abaalmarinta cadaaladda ee wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in lacagtan abaalmarinta ah ay siin doonaan ciddi macluumaad ka keenta shakhsiga ay raadinayaan. Ali Mohamed […]