27 Jul, 2024
1 min read

Tartanka kubada Cagta Degmooyinka gobolka Banaadir oo Si Rasmi ah loo Daahfuray .

Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Ahna Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray tartanka xiisaha badan ee kubada Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Daahfurka  Tartankan oo ka dhacay garoonka kubada cagta  ee Eng Yariisoow Stadium ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka […]

1 min read

Xisbiga Himilo Qaran oo kasoo horjeestay muddo kororsi loo sameyn rabo Hay’adaha dawladda Federaalka

Xisbiga Himilo Qaran ee uu madaxda ka yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa kasoo horjeestay waxa uu ku tilmaamay muddo kororsi la damacsan yahay in loo sameeyo Hay’adaha dawladda Federaalka. War saxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay “wuxuu gebin ahaaba xisbiga kasoo horjeedaa muddo kororsi noocey rabto há naqotee”. Wuxuu ugu […]

1 min read

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankooda uga doodaya Ajandayaal dhowr ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: Dhaarinta Xildhibaanka Cusub ee […]

1 min read

Hanti-dhawraha cusub ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale oo la wareegay xilka Xafiiska Hantidhowrka.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen Hantidhawraha guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale iyo Hantidhawrihii hore ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye). Munaasabadda oo ka dhacday Aqalka Dalka looga arrimiyo ee Villa Somalia ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax […]

1 min read

Dagaal & duqeymo saakay ka socda Laas-Caanood.

Dagaalka oo xoogiisa uu ka socdo banaanka magaalada ayaa la sheegay inay soo qaadeen Ciidamada maamulka Somaliland islamarkaana ay weerareen xarun ciidamada deegaanka ay ku leeyihiin banaanka magaalada sidaana uu dagaalku ku qarxay. Waxaana daryanka hubka ay is weydaarsanayaan dhinacyada laga maqlayaa magaalada iyo banaankeeda iyagoona la soo werinaayo inuu jiro khasaara kala duwan oo […]

1 min read

Xaaladda Caafimaad ee madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga deyrinayo.

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter, oo ah 98-jir ah ayaa laga walaacsan yahay kadib markii laga saaray isbitaalka, isla markaana lagu celiyay gurigiisa, halkaas oo uu ku helayo daryeel caafimaad “waqtigiisa harsan”, sida ay Sabtidii sheegtay xarunta samafalka ee uu aas-aasay ee the Carter Center. Carter, oo ahaa madaxweynaha Mareykanka intii […]

1 min read

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa

Addis, Feberaayo 19, 2023; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxey dhiggiisa is weydaarsadeen dalka Kenya ee, William Ruto dadaallada dowladda Soomaaliya ee la xiriira xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan dagaalka ku wajahan Alshabaab Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, […]

1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo xabsi 15 sano ah ku xukuntay sarkaal gacansaar la lahaa Al-Shabaab.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Cabdicasii Xuseen Nuur Mursal oo ah xiddigle ka tirsan ciidanka, isla markaana lagu helay inuu gacaan-saar la lahaa maleeshiyada Al-shabaab. Sida ay qortay warbaahinta dowladda, Cabdicasiis oo 63 jir ah oo laga soo qabtay gudaha wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Al-shabaab u gudbin jiray […]