28 Apr, 2024
1 min read

Dad badan oo ku sagootiyey axashka boqorad Elizabeth magaalada Edinburgh.

Dad badan oo u baroor-diiqaya geerida boqorad Elizabeth-da Labaad oo ku nool Scotland, ayaa isugu soo baxay waddooyinka, iyadoo naxashka uu saaran yahay meydka boqoradda Elizabeth-da Labaad laga soo qaadayo halkaasi. Naxashka meydka, ayaa haatan waxa uu yaallaa qalcadda Balmoral, halkaasoo ay ku dhimatay Khamiistii. Dadka ku nool tuulada Ballater, oo ay boqoraddu si joogto […]

1 min read

Madaxweyne ku xigeenka Midawga Yurub iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku kulmay.

MUQDISHO – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu halkaas safar ku tegey Josep Borrel oo ah madaxweyne ku xigeenka Midawga Yurub ahna diblomaasiga ugu sarreeya Midawga Yurub ee u qaabilsan siyaasadda arrimaha debedda iyo amniga. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne ku […]

2 mins read

Shirkad soo saartay wershedo yaryar oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, si ay Yurub u hesho laydh jaban oo ku filan.

NIIKOSIA, CYPRUS – Xilli ay wadamada Yurub ay la baaxaa degayaan qiimaha sarreeya ee shidaalka iyo laydhka oo ka dhashay, ka dib markii uu Ruushku xakameeyey gaastii iyo shidaalkii uu u dhoofin jiray wadamada Yurub, ayaa haatan waxaa soo baxaya shirkado gaar loo leeyahay oo doonaya inay ka faa’iidaysaan fursaddaas , isla markaana ay hindisaan […]

1 min read

Waxyaabaha looga hadlay Shirka maanta u furmay Madaxda Dowladda Federaalka iyo D/Goboleedyada.

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirkaan oo uu gudoominayay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galaya, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, halka Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni uu kaga qeyb galay Aaladda […]

2 mins read

Midowga Afrika oo sii kordhinaaya dadaalka Nabadeed ee dalka Itoobiya.

Ururka Midowga Afrika ayaa Sabtidii sheegay inay kordhiyeen muddo xileedka Ergayga Geeska Afrika, Olusegun Obasanjo, kaasoo hoggaaminaya dadaallada nabadda ee Itoobiya oo dib u soo cusboonaatay ka dib markii ay soo cusboonaadeen dagaallo. Talaabadan ayaa imaanaysa in kasta oo jabhada Tigray-gu ay diideen doorka Obasanjo ee wadaxaajood kasta oo lagu soo afjarayo dagaalka qaraar ee […]