1 min read
Naxashka uu ku jiro meydka boqoradda oo la geeyay Ballater
Shacabka ku nool deegaanka Ballater oo u dhaw qasriga Balmoral ayaa waxay safaf dhaadheer u galeen si ay arkaan naxashka uu ku jiro meydka boqoradda.

Dadka waxay baroor diiq u sameynayeen boqoradda oo dhawaan ku geeriyootay dalkaas.
Dadka ku nool Ballater ayaa u arkayay boqoradda saaxib deris la aheyd.
Waxay inta badan halkaas ku arki jireen boqoradda oo ay marar badan la kulmeen.