01 May, 2024
1 min read

Shixnaddii ugu horeysay ee Jaadka Mirowga oo maalinta berrito ah la keenayo Soomaaliya.

Shixnaddii ugu horeysay ee Jaadka Miirowga Kenya, ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxdo Soomaaliya, maalinta berrito ah oo ku beegan 24-ka Luulyo 2022. Hay’adda Beeraha iyo Cunnada (AFA) iyo wasiirka Beeraha dowladda Kenya, ayaa ku dhawaaqday in la dhameeyay dhammaan nidaamyadii loo marayay dhoofinta Miraa. Hay’addu waxay sheegtay in 22 Ganacsato ah loo ogolaaday […]

1 min read

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo shaaciyay inuu joogsaday dagaalka afar maalin ee Al-Shabaab.

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in uu joogsaday dagaalka afar maalin ka hor ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku qaadeen deegaanno iyo tuulooyin ku yaalla Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya. War-murtiyeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Dowlad deegaanka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalameyaasha ka tirsan Al-shabaab ee weerarka qaaday ay doonayeen in ay gudaha u […]

1 min read

Wefdi ka socda DFS gaaray Ceelbarde, kuna wajahan deegaannada ay Weerareen Al-Shabaab.

Wefdi ka socda Dowladda Federaalka ayaa booqasho ku tagey degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, iyaga oo booqasho ku tagi doono deegaannada xuduuda Itoobiya ee ay dhowaan soo warareen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab . Xubnaha oo hoggaaminayo talyaha Ciidamada Xoogga, Gen Odowa Yuusuf Raage ayaa waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya […]

1 min read

Itoobiya: “Waxaan qabqabannay kooxo falal argagixiso ka fulin rabay caasimadda Addis Ababa”.

Guddiga iskudhafka ee u xilsaaran amniga dalka Itoobiya ayaa sheegay iney qabqabteen dad ka badan 450 oo qorsheynayey iney falal argagixiso ay ka fuliyaan caasimadda Addis Ababa. Guddiga oo warmurtiyeed ay kaga warbixinayeen xaaladda amni ee dalka Itoobiya maanta oo Sabti ah soo saaray waxay sheegeen dadkan ay laamaha amnigu gaacanta ku dhigeen iney isugu […]

1 min read

Wax ka ogow deynta lagu leeeyahay dalka Itoobiya.

Deymaha waddamada iyo hay’adaha caalamiga ee deynta bixiya ay ku leeyihiin Itoobiya ayaa sii badaneysa. Bangiga Adduunka warbixin uu sanadkan 2022-ka soo saaray wuxuu ku sheegay Itoobiya in lagu leeyahay deyn gaareysa 56.6 balyan oo doolar. Lacagta deynta oo Itoobiya lagu leeyahay oo u dhiganta kala bar waxsoosaarka dalkaasi ee sanadka. Waddamada deymaha ugu badan […]

1 min read

QM oo si kulul u cambaareysay duqeynta Ruushka uu u geystay Odesa.

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa si weyn u cambaareeyey duqeynta Ruuhska, wuxuuna ku baaqay in la dhaqan geliyo heshiiski hadhuudhka ee ay wada gaareen Ruushka, Ukrain iyo Turkiga lagama maarmaan ay tahay. Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in bartilmaameedka muhiimka ah ee dhoofinta hadhuudhka ay mar […]

1 min read

Wafdigii Madxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugnaayeen magaalada Arusha ee Tansaaniya waxa ay soo bandhigeen fursadaha ganacsi, dhaqaale iyo bulsho ee ka […]

1 min read

Qarax Miino oo ka dhacay degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan.

Khasaare isugu jiro Dhimasho iyo dhawac ayaa ka dhashay qaraxa miino oo ka dhacay Degmada Buulo-burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Inta ka xariiqay Saddex askri oo ka tirsan Militariga Soomaaliya ayaa Ku Geeriyooday, halka laba kalana uu soo gaaray dhaawac sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Degmadda Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Qarax ayaa la […]