17 May, 2024
1 min read

Gudoomiyaha Bakool oo sheegay oo sheegay inuu khasaare soo gaaray dadka ku dhaqan Gobolkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamad Cabdi Tahliil ayaa ka hadlay Dagaaladii ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay xuduudda uu ka wadaago Gobolka Bakool Dowladda Degaanka Soomaalidda, kaa oo y dhaxeeyay Xubno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo Ciidamada Liyuu Booliiska ee Dowlad Degaanka Soomaalidda. Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in dagaalka kadib Koox ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u gashay […]

1 min read

Ururka Waddamada Bariga Afrika oo ka dooday codsiga xubinnimada Soomaaliya.

ARUSHA, TANZANIA – Dawladda Soomaaliya ayaa olole xooggan ugu jirta sidii loo ansixin lahaa inay ku biirto ururka ay ku midaysan yihiin dalalka bariga Afrika ee loo yaqaano Bulshada Dalalka Bariga Afrika (East African Community). Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Carusha ee dalka Tanzania kaga qaybgalay xidhitaanka shir madaxeedka Ururka Wadamada Bariga Afrika […]

2 mins read

Taliyaha cusub ee AFRICOM oo sheegay inuu xooga saarayo la dagaalanka Al-Shabaab.

Taliyaha cusub ee loo magacaabay Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Michael E. , oo khamiistii shalay hortagay Guddiga Ciidamada Qalabka-sida ee Aqalka Sare ee Maraykanka ayaa sheegay in Kooxda Al Shabaab ay sare u qaaday hawlgaladooda. Gen.Langley ayaa loo magacaabay inuu helo xiddigtii afaraad iyo madaxa Taliska AFRICOM. Langley waxa uu noqonayaa Taliyihii […]