01 May, 2024
2 mins read

Prof. Yaxye Sheekh Ibraahim ” Waan ka Cudur daartay u jawaabidii CBB..”

Dawaco ayaa tiri: Cowska midabkiisu waa cagaar, Dameer ayaa yiri: maya Cowsku waa Cadaan. Gartii waxaa loo dhigtay Libaax.waxa uu yiri: Cowsku waa cadaan, Dawacana waxaan ku xakumay, Lix bilood oo aamusnaan ah.Dameerkii waa ku farxay go’aanka libaaxa. Markii Dacwadii dhamaatay kadib ayaa Dawacadii u tagtay Libaaxii kuna tiri: waad ogtahay in Cowsku cagaar yahay […]

1 min read

RW Soomaaliya oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Golaha wasiiradiisa Cusub.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay uu ku soo dhisayo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya. Kulamadan ayaa waxaa uu la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada, siyaasiyiinta iyo xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Warar soo baxaya ayaa sheegaysa in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu qorsheynayo inuu kordhiyo golaha wasiirada Soomaaliya. […]