19 May, 2024
1 min read

Siyaasi mucaarad ku ahaa dowladda Sacuudiga oo lagu dilay Lubnaan.

BEIRUT — Manea al-Yami oo ka mid ahaa siyaasiyiinta mucaaradka Sacuudiga ayaa lagu dilay dalka Lubnaan, waxaa sidaas sheegay xisbiga mucaaradka Sacuudiga ee Xisbiga Golaha Qaranka (NAAS) iyo ilo-wareedyo amni oo ku sugan Lubanaan. War-saxaadeed uu soo dhigay twitter-ka, ayuu xisbiga NAAS, oo ah urur mucaarad ah oo ay maal-geliyaan Sacuudiyiinta dibad-joogga ah, ku sheegay in […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale booqday Ciidamada tababarka u jooga Ereteria

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Ereaeria, Isaias Afwerki ayaa maanta booqday Dekedda Magaalada Massawa, si ay ugu kormeeraan Ciidamo halkaasi tababar u jooga. Ciidamada oo loo tababaro sugida Ammaanka badaha ayaa soo bandhigay dhoolatus ku aadan howlaha ciidan ay barteen, iyada oo Saraakiishoda warbixin siiyeen Madaxweyne Xasan Shiikh. Muuqaalo la baahiyay […]

1 min read

Maamulka Puntland muxuu ka yiri diyaaradii sitay guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee dib loogu soo celiyay Muqdisho.

Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dimuqraadiyaynta dawladda Puntland ee dalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulraxmaan Dhabancad, ayaa ka warbixiyey diyaarad maanta laga celiyay magaalada Boosaaso. Wasiirka ayaa intaa ku darey in wafdiga guddooomiye kuxigeenka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ee ka imanayey magaalada Muqdisho, aaney lasoo xiriirin Puntland, si markaa maamulku uu u […]

1 min read

Tababaraha Manchester United Eric Ten Hag “Cristiano Ronaldo iib ma ahan…”.

Si loo beeniyo wararka xanta ah, tababaraha Manchester United Eric Ten Hag ayaa xaqiijiyay maanta oo isniin ah in Cristiano Ronaldo uusan iib ahayn, xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in xiddigu uu ka tagayo kooxda. Warkaan ayaa ku faafay maqnaanshiyaha Ronaldo ee garoonka, maadaama uusan la safrin asxaabtiisa Jimcihii “dhibaatado dhanka qoyska” ah awgeed, […]

1 min read

Banaanbax Muqdisho ay ka dhigeen Waalidiinta Dhalinyarada Tababarka loogu qaaday Eretria oo hadlay.

Qaar kamid ah Waalidiinta Carruuryooda tababar Ciidan ay dalka Ereteriya ugu qaaday dowladdii hore ee uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta banaanbax ka dhigay Aargada Isgoyska km4 ee Magaalada Muqdisho. Waalidiinta ayaa waxaa ay banaanbaxa ku taageerayeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ugu tegay Dhalinyarada tababarka Ciidan loo […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab fuliyay.

Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay geeysay Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen degaano hoostaga degmooyinka Dooloow iyo luuq ee Gobolkaasi Gedo. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa howlgalka sigaar ah uga fuliyay inta u dhaxeysa degaanka Gedweyne […]

1 min read

Shaqadii Garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa oo istaagtay.

Waxa muddo kooban la hakiyey hawlaha Shaqo ee  garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa ee Bole International Airport. Dhammaan duulimaadyadii ku soo aaddanaa maanta ayaa lagu wargeliyey in ay u weecdaan garoomada kale, waxaana sidoo kale Maanta halkaasi ka Shaqeyneyn Shirkadda Diyaaradaha Itoobiya Airline. Diyaaradaha ku jiray duulimaadyada caalamiga ah ee ku degi lahaa Garoonka […]