01 May, 2024
1 min read

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeeedkii IGAD.

Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa baaq ka soo saaray shirkii ay ku yeesheen Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya. Shirkan oo uu shir guddoominayay General Abdel Fattah al-Burhan, Gudoomiyaha Urur Goboleedka IGAD ahna Madaxa Golaha KMG ee Sudan ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweyneyaasha Jabuuti, Kenya, Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale […]

1 min read

Muxuu yahay heshiiska cusub ee maanta ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga?

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga ayaa maanta ku kulmay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga. Kulanka ayaa sida uu sheegay agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Cabdulqaadir Cali Dige waxaa looga wadahadlay qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha dhaqaalaha, amniga, iyo ganacsiga. Agaasimaha warfaafinta ayaa BBC-da u sheegay in kulan gaar ah oo labada madaxweyne ay […]

1 min read

Booliiska shan dal oo Yurub ah oo ugaarsanaya dadka wax tahriibiya.

Mas’uuliyiinta Jarmalka ayaa sheegay in booliska shan dal oo Yurub ka tirsan ay Talaadadii billaabeen howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxaha dadka wax tahriibiya, isla markaana ay fuliyeen hawlgal dad lagu soo qabqabtay. Booliska magaalada Osnabrück ee waqooyi-galbeed ee Jarmalka oo lagu tiriyo xarunta dadka wax tahriibiya ayaa sheegay in booliska Belgium, Britain, France, […]

1 min read

Dagaal Muqdisho ku dhexmaray Booliska Soomaaliya iyo burcad hubeysan.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in sedex burcad ah lagu dilay iskadhacyo dhexmaray ciidanka amaanka iyo rag hubeysan xili uu socday hawlgal lagu baacasnayo rag hubeysan oo waayadan dhac iyo boob ka waday degmooyinka magaalada Muqdisho. Askari boolis ah ayaa sidoo kale ku dhaawacmay iskahor’imaadyada xalay Xamar laga soo weriyay. Dhawr iyo Sodon qof ayaa iyana […]

1 min read

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo kulmay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Turkiga kula kulmay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Waxaa haatan dalka Turkiga ka socda kulan u dhexeeya labada madaxweyne. Waxaa lagu wadaa inay ka wadahadlaan arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, ganacsiga, diblumaasiyadda iyo amniga. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Turkiga isagoo […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo kuwa nabad sugidda ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay magaaladda Muqdisho ka sameeyeen howgal lagu soo qabtay hub, waxyaabaha maanka dooriya, iyo kooxo hubaysan oo dadka dhac ugeeysanayay. Howlgaladaan ayaa si gaar ah Ciidamada ay uga sameeyeen degmooyinka Howlwadaag Hodon, Dharkeeneey  Yaaqshiid, iyo wadajir, waxaana Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo […]

1 min read

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

Ankara, Luulyo 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Kumaandooska Soomaaliyeed oo kumannaan ka mid ah ay ka soo qalin jabiyeen. Madaxweynaha oo ay soo dhaweeyeen Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo saraakiil ka […]