1 min read
Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?
Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen:

- Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach.
Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad)
Sawirka Hose waa sida ey noqdeen markii ey gaboobeen.
Wakhtigu waa kugu socdaa ee Xisaabtan.
Haddii Guulaheey ku dhaafo Gugaagaan ku dhaafeeyn.
Su’aal
- Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?
- Adigu sideed u tiil markii aad Daawneysay Filimka,?. Maanta sideed u Taal?
- mise wakhtigaa maba aqoon filimada ?
Qore: Yahya Amir