July 3, 2022
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu gaaro Garba-haarrey.
Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa la filayaa in saacdaha soosocda ay gaaraan wufuud ay hogaaminayaan Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmadda Dhoobley ayaa dib ugu laaban doono Kismaayo, waxaana la filayaa in […]
Madaxda Soomaalida oo si wadajir ah uga tacsiyeeyay geerida ku timid Khadra Daahir Cigge.
Hogaamiyayaasha Soomalida ayaa si wada jir ah uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Fannnaanadii Caanka ahayd Khadra Daahir Cige oo xalay ku geeriyooday magaalada hargeysa ee caasimadda Somaliland. Madaxweynaha JFS Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Madaxweeynayasha doowlad goboleedyadda madaxweynayaashii hore, gudoonka labada golle, siyaasiyiin, iyo dhammaan bulshadda Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah uga tacsiyeeyay geerida […]
Colaad qabiil oo ka taagaan Deegaano hoostaga degmada Cadalle.
Ciidamo ka amar qaata taliyaha ururka 4-aad ee qaybta 27-aad Ciidanka Xoogga dalka Korneyl Saney Cabdull oo daba socda Aanada Dil maalmo kahor maleeshiyaad careysan ay geesteen, ayaa Dagmada Cadalle ku dhaawacay qof shacab ah, sida ay kusoo warameen Dadka degaanka. Qaar kamid ah dadka degan degmada Cadalle oo la hadlay Idaacadda kulmiye ayaa sheegay […]
Booliska Nigeria oo xiray nin dadka u sheegay in Nebi Ciise uu u imaanayo.
Booliska Nigeria ayaa xiray nin baadari ka ahaa kaniisad ku taalla gobolka Ondo kadib markii qeybta hoose ee dhismaha kaniisadda laga soo saaray dad ku dhaw 80 qof oo u badnaa carruur. Baadariga ayaa dadkan intooda badan u sheegay in Nebi Ciise (C.S) uu imaanayo bishii April ee aanu soo dhaafnay ee sanadkan. Wuxuu sidoo […]