25 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Farmaajo oo dardaaran muhiim ah u jeediyay ciidamada Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku saabsan dabbaal-degga 12-ka Abriil ee Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu ku maamuusay Taliska iyo Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Taliyeyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyey xuskii maanta loogu dabbaaldegayey Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga […]

1 min read

Wiil iyo gabar wax ka sheegay ciidamada Somaliland oo xabsiga la dhigay

Ciidamada Somaliland ayaa xalay xabsiga dhigay wiil ka mid ah dhalinyarada Gobolka Togdheer iyo gabar ka mid ah dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Wiilka oo lagu magacaabo Maxamuud Jeesto ayaa loo haystaa qoraal uu galabta ku qoray bartiisa Facebook kaas oo uu Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya General Odowaa […]

1 min read

RW. Rooble oo ka hadlay sanadguurada ciidamada xilli uusan ka qeybgalin munaasabadda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha iyo wasiiirka gaashaandhigga maanta kama aysan qeybgelin munaasabadda xuska 12-April oo ku beegneyd maalintii la aasaasay ciidanka xoogga. Tani ayaa muujinaysa khilaafka xooggan ee u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble. Wasiirka gaashaandhigga oo xulafo la ah ra’iisal […]

1 min read

Muslimiinta ku nool Adis Ababa oo dowladda Itoobiya ka helay war ay ku farxeen.

Golaha sare ee Muslimiinta ee magaalada Adis Ababa ayaa ku dhawaaqay in ardayda wax ka barata caasimadda Itoobiya loo oggalaaday in salaadda duhur ay ku tukadaan bannaanka iskuullada ay dhigtaan. Sheekh Cali Maxamed Shifa oo ah madaxweyne ku xigeenka Golaha Muslimiinta ee dalka Itoobiya,ayaa sheegay in xafiiska waxbarashada magaalada uu u oggaaladay aradyda Muslimiinta ah […]

1 min read

Xoghayaha QM iyo Madaxweyne Farmaajo oo ka wada-hadlay doorashooyinka Dalka.

NEW YORK – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farjaamo ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihin doorashooyinka, arrimaha amniga, abaaraha iyo hawlgalka cusub ee ATMIS. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta Qaramada Midoobay, Xoghayaha Guud Antonio Guterres iyo madaxweyne Farmaajo ayaa […]

1 min read

C/Qaadir Cosoble oo mar kale ka mid noqonaya Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa caawa magaalada Jowhar ka qabsoontay Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop-140 oo deegaan Doorashadiisu tahay maamulka Hirshabeelle. Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa ku guuleystay kursiga HOP#140 isaga oo helay 76, halka musharixii la tarmay ee Cabdikariin Cilmi Tifow uu helay 22 codadka Ergada. Waa markii saddexaad oo Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble uu ku guulleysto kursiga, isaga oo […]

1 min read

Midowga Musharixiinta oo ka digey in Ciidanka loo adeegsado Arrimo Siyaasadeed.

Qoraal kasoo baxay Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha aya looga hadlay Munaasabadda 12-ka April ee aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo ugu horreyn fariin Hambalyo ah loogu diray Ciidanka qoraalka midowga. Sidoo kale, Qoraalka Midowga Musharixiinta ayaa lahgu caddeeyay in Munaasabadda 12- ka April ay tahay maalin weyn oo loo baahan yahay in ay Ummadda […]