23 Apr, 2024
3 mins read

Murti jaceeyl: Kuma khiyaamin Mid Aamin ah, ee Adigaa aaminay mid khaa’in ah.

Kalmadda Falsafad ” Philosophy” waxa ey ka koobantaa laba kalmadood oo kala ah “Philo” iyo “sophy” oo kala ah Murti iyo Jaceyl. Badnaa marka la tarjumayo Falsafdaha looma tarjumo si eray eray ah ee waxaa la tarjumaa ujeedada, kadibna tusaale ayaa loo qaataa. Sayidinaa Cali Bin Abii Daalib RC ayaa yiri:Kuma khiyaamin Mid Aamin ah, […]

1 min read

lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Baydhabo.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay diiwaangeliyaan musharrixiinta lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa 28-kii Bishii la soo dhaafay ee Febaraayo shaaciyay liiska lixda Kursi oo doorashadooda Maalinta Berito oo khamiis ah lagu […]

1 min read

Wadahadaladii u socday Madaxweyne Deni & Agaasimihii PSF oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday.

Waxaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano, waxaana la sheegay in is-faham la’aan uu ku dhammaaday kulankaas. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa isimo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana xogaha la […]

3 mins read

Ha isku Daalin Ukrine.

Maalmahaan waxaa ugu hadal heyn Badan Arrinta Ukrine. Ruushaa Gar leh iyo Mareykanaa Jid leh.Ukraine ma aheyn wadan Dimoqraadi ah. Madaxweynaha Ukrine in kasta oo Asal ahaan uu yahay Nin Yuhuudda Reer Ukrine ah, Haddana waxa uu baabiyay Dimoqraadiyaddii laga sugayay, markii la dooranayay isaga. Madaxweynihii Hore ee Burburiyay Midawgii Sufyeeti/ Ruushkii Mr. Gorbajev waxa […]

1 min read

Duuliyihii ugu caansanaa Ciiddanka Cirka ee Ukraine oo lagu dilay Hawada Sare ee Kyiv+Sawirro.

Duuliye Colonel Oleksandr Oksanchenko oo lagu naanaysi jirey Yeeyda Cawlan ( Grey Wolf) ayaa waxaa habeenkii jimcaha lagu dilay Dagaal dhanka Cirka (Air Battle) oo ka dhacay meel ku dhow Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv. Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy waxa uu Duuliyahaasi ku abaal mariyey Billedda Geesinimada Ukraine (The Hero of Ukraine). Dowladda Ukraine waxay xaqiijisay […]