23 Apr, 2024
1 min read

Maxkamad XuKun ku riday dad loo heysto dilka Shaqaale ka tirsan QM.

Maxkamad ku taalla dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa dil ku xakuntay, 51 qof oo lala xiriirinayo dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo la dilay sannadki 2017-kii. Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka ayaa ka mid ah dadka lagu xakumay dilka, halka nin korneel ah oo ka mid ah millatariga lagu xakumay 10 sano oo […]

1 min read

KA FAA’IIDEYSO FURSADAAN

Shirkadda Sahruja IT waxay ugu bishaareyneysaa dhammaanba cid kasta oo dooneysa in loo smeeyo website ay gacmo furan, howl nadiif ah iyo qiimo macquul ah ku soo dhoweyso. Waxaa kale oo diyaar kuula tahay shirkadda inay qabato howlahaan hoos ku qoran sida:- Web registrationWeb hostingWeb designWebsite updating. Haddaba si aad kobciso mihnadaada ka faa’iideyso fursadan […]

1 min read

WAR CUSUB: DFS oo jebineysa amar ka soo baxay Daacish

Suuqa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ayaa muddo maalin ka badan albaabada loo laabay goobaha ganacsiga waaweyn sida bakhaarada iyo mehradaha kale kaddib markii ururka Daacish uu ku soo rogay inay ganacsatada bixiyaan lacago canshuur ah. Wararka ayaa sheegaya in ganacsatada ay go’aansadeen inay goobahooda ganacsiga xiraan bacdamaa aanay bixin lacagta canshuurta oo kooxda Daacish ku […]

1 min read

Cristiano Ronaldo oo osagoo jooga Dubai ku guuleystay abaal marin caalami ah

Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa abid ee Globe Soccer ee Dubai Expo 2020 galabnimadii jimcaha. Ronaldo ayaa wadar ahaan dhaliyay 801 gool intii uu ku jiray xirfadiisa ciyaareed – isagoo shabaqa soo taabtay Sporting Lisbon, Manchester United, Real Madrid, Juventus iyo Portugal. Xiddiga Manchester United ayaa loo gacan galiyay gong […]

1 min read

Wararkii u dambeeyay Ciidamada Ruushka oo  ku sii siqaya xadka Ukraine.

Madaxaweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa dalalka Galbeedka ugu baaqay inaysan abuurin walaac xilli ay ciidamada Ruushku ku sii siqayaan xudduudaha dalkiisa. Dhanka kale Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ee ku siqaya xadka Ukraine ay tahay arrintii ugu weynays ee dhacda kaddib dagaalkii qaboobaa, isla markaana ay xasarad abuuri doonto haddii uu dagaal dhaco. Ruushka […]

1 min read

Guddiga doorashada K/galbeed oo shaaciyay liiska 13-ka kursi oo lagu dooran doono Baraawe.

Muqdisho:- Guddiga hirgalinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddiga ayaa sheegay in doorashada 13-kan kursi la qaban doono todobaadka soo socda.

1 min read

Ruushka oo laga cabsi qabo In bisha soo socota uu weeraro Ukraine.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay madaxda Ukraine suurtogalnida dagaal uu Ruushku ku qaado dalka  Ukraine bisha Febraayo ee soo socota, xilli Mareykanku uu doonayo in kulan furan uu la qaato  golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Madaxweyne Biden oo madaxda Ukraine taleefan kula xiriiray ayaa sheegay in Ruuska ay qorsheynayaan faragalin mileteri oo […]