05 May, 2024
1 min read

Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida.

Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha. Shirkaddan oo ay qeyb ahaan leedahay dowladda Shiinaha ayaa shidaal qodis ka waday Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Itoobiya waxay sheegtay inay shirkadda Poly-PGL ay kuu guuldareysatay inay raacdo heshiiska ku saabsan dhaqaalaha iyo dhanka farsamada ee shidaal soo saarista. Dadka deegaanka […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka golaha guud ee QM oo galay maalintii labaad.

Shirweynaha sanad-laha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii shalay si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Madaxdi ka hadashay maalinti furitaanka ayaa khudbadahooda xoogga ku saaray xasaradaha sii baahaya ee dunida, dagaalka Ruushka iyo Ukraine, colaadda Israel iyo Falastiin, sicir-bararka saameeyay nolosha guud ahaan dadyowga caalamka, isbeddalka […]

1 min read

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo.

WASHINGTON — Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada oo in ka badan 200 oo iskugu jira hay’adaha aan dowliga aheyn iyo ururrada gargaarka ee caalamka ay ka digeen dhibaatadan Talaadadii, iyagoo ku boorriyay tallaabo caalami ah oo go’aan looga qaato si loo […]

1 min read

Mareykanka oo sheegay inuu la socdo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada Eritrea ee Itoobiya.

ADDIS ABABA — Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa sheegay in dowladda Mareykanku ay ka war hayso ciidamo ka tirsan Eritrea oo u tallaabay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, isaga oo cambaareeyay arrintaas. “Waxaan la soconnay dhaq-dhaqaaqa ciidamada Eritrea ee ka socda xuduudda… waana cambaareyneynaa,” ayuu Mike Hammer u sheegay warfidiyeenka warbixin […]

1 min read

Shirka golaha loo-dhan-yahay ee Qaramada Midoobay oo New York ka furmay.

Waxaa magaalada New York haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, iyadoo khudbaddiisii furitaanka uu Xoghayaha Guud ee Jamciyadda, Antonio Guterres, uu ka digay in dunida ay wajahayso jiilaal laga niyadjabo. Colaadaha iyo gaajada ayaa ah waxa ugu badan ee laga walaacsan yahay, xilli hay’adaha gargaarka ay dalalka qaniga ah ugu […]

1 min read

Uganda oo ku dhawaaqday in uu ka dillaacay cudurka Ebola.

Nin 24 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Ebola ayaa ku dhintay bartamaha Uganda kadib markii saraakiisha caafimaadka ay xaqiijiyeen in cudueka uu ka dillaacay halkaas. Wasiirka caafimaadka ayaa weriyeyaasha u sheegay in qofka u dhintay cudurka markii hore lagu arkay astaamaha Ebola. Ninka u geeriyooday cudurka ayaa kasoo jeeday tuulada Mubende oo qiyaastii […]