Home » Wararka
You are browsing entries filed in “Wararka”
STUTTGART — Gen. Michael E. Langley ayaa maanta la wareegay xilka taliyaha taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM, xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka. “Sharaf ayey dhab ahaantii ii tahay inaan hortiina istaago anniga oo ah taliyaha cusub ee AFRICOM,” ayuu Langley ka yiri xafladdii xil wareejinta. “Waxaan rajeynayaa […]
August 9th, 2022 | Posted in Wararka | Read More »
Sannad walba marka la gaaro bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano Muxaram ama Zeko, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca siyaarada caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed SH. C/RAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIKHI. Ka hor inta aan la gaarin maalmaha siyaaradaasi waxaa ka horeeya diyaar-garow, wada tashi iyo […]
August 9th, 2022 | Posted in Sawirro,Wararka | Read More »
Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigtay afar nin oo kasoo jeeda Oromada dalka Itoobiya, kuwaas oo ay ku eedeysay inay ahaayeen shabakabad katirsan Daacish. Wareysi laga qaaday raggan, waxay ku sheegeen in been loo sheegay oo lagu qiyaanay in la geynayo dalka dibaddiisa. Kadibna loo geeyay Daacish si ay uga mid noqdaan ururkaas. Waxay […]
August 8th, 2022 | Posted in Wararka | Read More »
Marka aad Qof Xil kala wareegee iska hubi sida wax yihiin inta aadan Xilka la wareegin. Maaliyadda. Miisaaniyadda Dalka ee 2022 haddii aan soo qaadano Tirada Million- ka ah oo jajabka aan dib u dhigano. waxaad isleedahay Dadka Miisaaniyadda Dajiyay kama fekerin miyaa Xaaladda dhabta ah, mise waa meelaha Banaan buuxi.kuwa Ansixiyayna ma Akhrin miyaa?. […]
August 8th, 2022 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Teedaan oo hoos yimdaada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in galabta halkaasi Al-shabaab ku gowraceen saddex ruux oo shacab ah. Lama oga sababta rasmiga ee Al-shabaab u gowraceen dadka rayidka ah ee ku sugnaa deegaanka Teedaan. Al-shabaab ayaa sidoo kale saacadihii la soo dhaafay waxaa ay hawada ka […]
August 8th, 2022 | Posted in Wararka | Read More »
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino maanta ka dhacay deegaanka Bacda oo hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, kaasi oo lagu magacaabo Mursal Xeefow, waxaana markaasi la […]
August 8th, 2022 | Posted in Wararka | Read More »
Madaxweyneyaasha Maamulada Koofur Galbeed iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jigjiga, iyaga oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka Al-shabaab. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda Dowlad Deegaanka ayaa waxaa lagu sheegay in labada Madaxweyne ay iska xog wareysteen weeraradii u dambeeyay ee Al-shabaab ku qaadeen deegaannada Xuduudka. Sidoo kale, labada mas’uul […]
August 8th, 2022 | Posted in Wararka | Read More »
Malaayiin Muslimiinta shiicada ah oo caalamka ka kala yimid ayaa ku qulqulaya magaalada ay barakeystaan ee Karbala ee dalka Ciraaq, oo toddobaadkan ay ka billaabmi doonto munaasabadaha diinigi ah ee loo yaqaanoo Arbaciin iyo Ziaara. Waxay munaasabadahaasi ay Shiicadu ku xusaan laba imaam oo ay sheegtaan oo kala Imaam Xuseen oo ah wiil uu awoow […]
August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »
Dowladda Itoobiya ayaa dib ula wareegtay 1,255 tuulo oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan gobolka Oromada, waxaana ay dib u dhistay dhismayaal dowladeed oo burburay. Golaha Amniga Qaranka ayaa bayaan uu soo saaray Axaddii ku sheegay in bilihii la soo dhaafay la qaaday tallaabooyin adag oo lagu soo celinayo amniga iyo dardargelinta dhaq dhaqaaqa […]
August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »
Iyadoo wax ka yar 24-saacadood ay ka harsanyihiin doorashada guud ee Kenya ayaa weli socda safarka ay dadku kaga baxayaan magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ay dadku ku sii qulqulayaan degmooyinka ay si ay codkooda uga dhiibtaan deegaannada ay asal ahaan ka soo jeedaan. Magaalada Mombaasa ayaa ka mid ah meelaha laga dareemayey safarradaas halkaas […]
August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »