28 Apr, 2024
1 min read

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo kala wareegay Al-Shabaab deegaanp cusub.

Ciidamada xoogga dalka qeybaha guutada 5-aad qeybta 27-aad guutada 8-aad ee Gorgor iyo ciidanka kumaandooska Danab oo ay bar-bar socdaan ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka ayaa fulinta howlgalka iska kaashanaya, waxaana sidoo kale qeyb ka ah  Diyaaradaha dagaalka ee  saaxiibada Caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ka caawiya la dagaalanka Al-Shabaab. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay duleedka Laascaanood.

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay dagaal xooganaa oo u dhaxeeyay Ciidamada degaanka ee SSC iyo Ciidamada Somaliland. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaqyo ka wada degaannada Bari iyo Galbeed ee magaalada Laas-Caanood ay weerareen Ciidamada […]

1 min read

Madaxweyne Ruto oo ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadalada.

Nairobi — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo baxaan dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda. Kumannaan qof ayaa ka qaybqaatay mudaaharaad saddex maalmood socday dabayaaqadii bishii March, kaas oo ay hareeyeen isku dhacyo u […]

1 min read

Gobolka Montana ee Maraykanka oo mamnuuci doona isticmaalka TikTok.

Gobolka Montana ee dalka Maerykanka, ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Maraykanka oo meel mariyo sharci mamnuucaya isticmaalka Tiktok. Haddii guddoomiyaha gobolka uu saxiixo lasoo gudbiyey sharciga, ayaa waxaan shaki ku jirin in isticmaalka Tiktok uu noqon doonto dembi. Tallaabadan muhiimka ah ee uu gobolku si rasmi ah ugu mamnuucayo Tiktok sababo amni awgood, ayaa […]

1 min read

Dalka Sudan oo uu wali ka socdo dagaal xooggan.

Iyadoo ay weli dagaallo ka socdaan guud ahaan dalka Suudaan, labada dhinacba, ayaa waxay soo gudbinayaan sheegashooyin baaxad leh, balse aan la xaqiijin oo ku saabsan baaxadda dhulka ay maamulaan. Ciidamada Suudaan, ayaa sheegay in ay la wareegeen saldhigyo istiraatiiji ah, oo ay lahaayeen ciidamada baritaaridda deg degga ah (RSF) ee magaalooyinka Port Sudan, Kasala, […]

1 min read

3 dal oo EU ah oo wada mamnuucay raashinka UKraine .

Wasaaradda Beeraha ee Hungary ayaa ku dhawaaqday “mamnuucid ku meel gaar ah” oo ku saabsan soo dejinta badarka iyo miraha saliidda ee Ukraine, iyada oo la daliishanayo jiritaan la’aanta hannaan “macno leh” oo ay EU ku ilaalinayso “xasilloonida suuqa” oo ay ku qulqulayaan raashinkan rakhiista ah ee Ukraine. Xukuumadda Hungary way “ka go’an tahay ilaalinta […]