19 May, 2024
1 min read

Sarkaal sare oo ka goostay ciidanka qaranka Somaliland

Waxaa magaalada Buuhoodle lagu soo dhaweeyay Abaanduulihii 2aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Guuto Saleebaan Barre Geesood, isagoo halkaasi kaga dhawaaqey in uu iska casilay xilkaasi. Wuxuu sheegay in uu dadkiisa la fikir noqday, isla markaana wixii talo ah uu iyaga ku biirin doonno. General Saleebaan Barre Geesood ayaa mar lagu sameeyay shaqo joojin intii […]

1 min read

Shirweynaha Xakameynta faafinta wararka been abuurka oo Muqdisho ka socda.

Shirweynaha xakameynta faafinta wararka been Abuurka iyo saameynta bulshada ay ku leeyihiin oo ayaa Muqdisho ka socda maalinkii labaad. Shirkaan ayaa shalay waxaa daahfuray Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre,iyadoo diirada lagu saarayo sidii loo xakameyn lahaa wararka been abuurka oo sameeyn ku leh Bulshada iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Waxaa maanta lagu wadaa in shirkaa […]

1 min read

Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineysa la-dagaallanka Al-Shabaab.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay in kowda bish soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa. Kenya ayaa degaano katirsan waxaa dhowr jeer weeraro khasaaro geystay ka fuliyay […]

1 min read

Madaxweynaha Uganda oo shaaciyay tirada uga dhimatay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen ciidamadiisa.

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in 54 askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya. Hadalka Museveni ayaa imaanaya todobaad kaddib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Buula-mareer oo 130-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Soomaaliya ee […]

1 min read

Yaa Argagixiso ah? = Faallo =.

Su’aashaas Mar la i weydiiyay ayaan ku jawaabay. Erayga Argagixiso wakhtigaan dambe waxa uu noqday Eray Siyaasadeed. Khaasatan dhinaca Reer galbeedka. Qofba, Qofkii uu necebyahay ama uu dhib uga baqayo ayuu Argagixiso ku shaabadeeyaa. Arday haddii la weeydiiydiiyo waxa laga yaabaa in uu ku yiraa Macalinkeeyga ayaa ah, israel haddii la weeydiiyo Falastiin ayaa ah […]

1 min read

Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo ansaxisay degmooyin cusub

Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu ansaxiyay degmooyin cusub. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ayaa Golaha hor keentay Hindise Sharciyeed Degmooyin loogu aqoonsanayo Deegaanno ay wasaaraddu sheegtay in ay soo buuxiyeen shuruudihii Degmo-nimo, kuwaas oo kala ah: Moqokori. Masaajid Cali Gaduud, Raaga Ceelle, Buurweyn, Buq-aqable iyo Xawaadley. Dood iyo falanqeyn dheer […]

1 min read

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal oo horay golaha loo horgeeyay. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah oo si weyna loo sugayey ayaa waxaa dooddo kala duwan ka dhiibtay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna ergeyga gaarka ah ee […]

1 min read

Kooxda Manchester City oo ku guleeystay koobka FA Cup.

Ciyaartooyda Kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guulkeeystay koobka FA Cup kadib markii ay 2-1 kag adkaadeen Manchester United ciyaartii finalka ee ka dhacday garoonka Wembley. City waxa ay horey ugu guuleeysatay Horyaalka Premier league ee Ingiriiska , Sabtida soo socotana waxa ay finalka Champion League la ciyaari doonaan Inter Milan magaalada Istanbul. Haddaba […]