17 May, 2024
1 min read

Shuruud hor leh oo lagu xiray ku biiritaanka Kosovo ee Midawga Yurub iyo NATO.

BELGRADE- Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u jooga Galbeedka Balkans ayaa sheegay Arbacadii, in looga baahan yahay Kosovo inay madaxbanaani dheeraada siiso deegaanada ay ku badan yihiin Seerbiyiinta ee ku yaalla dhinaca woqooyi ee dalkaas, haddii ay rabaan inay u sii dhowaadaan ku biiritaanka isbahaysiga NATO iyo Midawga Yurub. Rabshado ayaa ka dillaacay deegaanada ay […]

1 min read

Golaha Ammaanka QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

New York : — Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya. […]

1 min read

Messi ma wuxuu aadi doonaa Barcelona oo Spain ah Al-Hilal oo Sacuudiga ah mase Inter Miami oo Mareykanka ah?

Halyeeyga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa ku biiray kooxda Maraykanka ka dhisan ee Inter Miami ka dib markii uu ka tagay kooxda heysata horyaalka Faransiiska ee Paris St-Germain. Weeraryahankii hore ee Barcelona ayaa diiday dalab qaali ah oo uga yimid kooxda Saudi Arabia ee Al-Hilal. Heshiiska Miami waxaa ka mid ah iskaashiga ka yimid […]

1 min read

Shir looga hadlayay arrimaha maaliyadda ee dalka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.

Waxaa maanta la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalmood ah magaalada Muqdisho uga socday wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa intii uu socday waxa lagu gorfeeyay arrimaha hannaanka maaliyadda dalka, dakhliga gudaha, arrimaha Deyn Cafinta iyo qeybsiga Deeqaha Maaliyadeed eeSoomaaliya adduunku […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Doolow.

Dowladda Soomaaliya war kasoo saartay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Warbixin lagusoo daabacay wakaaladda wararka ee SONNA ayaa lagu yiri “Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageeraya ololaha ciribtirka argagixisada ayaa fashiliyay Khawaarijta Al Shabaab weerar ay […]

6 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha  ah iyo waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warbixinta Toddobaadlaha  ah waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u hambalyeeya Madaxweyna Turkiga ee dib loo doortey, kana […]

1 min read

5-ta Dal ee ku mideysan taageerada Soomaaliya oo bayaan soo saaray

Wakiilo ka kala socda dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkiga, Maraykanka, Imaaraatdka iyo Ingiriiska, oo kulankoodii saddexaad uga qabsoomay magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa si wada jir ah bayaan u soo saaray. Kulanka oo isniintii dhacay ayaa sida bayaanka ku xusan looga hadlayey xaaladaha Amniga, Siyaasadda iyo biniaadannimo ee Soomaaliya. “Saaxiibadu waxay hoosta ka xariiqeen taageerada […]

1 min read

Gobolka Florida oo muhaajiriinta u tarxiilaya Gobol kale oo Maraykanka ah.

Waaxda Maareynta Degdegga ah ee Gobolka Florida (FDEM) ayaa qiratay door ay ku lahayd laba duulimaad oo maalmihii la soo dhaafay 36 muhaajiriin ah lagu geeyey magaalada Sacramento ee gobolka California. Duulimaadkii ugu horeeyay oo16 tahriibayaal ah wada ayaa magaaladaas gaaray todobaadkii hore, ka dibna diyaarad labaad ayaa Isniintii timid, taas oo ay la socdeen […]