1 min read

War Deg Deg ah: Qarax ka dhacay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu magaaladaas ka dhacay qarax loo adeegsaday gawaari kaas oo lala beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Itoobiya ee ATMIS ka tirsan.

Faahfahin intaa dheer weli lagama hayo khasaaraha. wixii faahfaahin ah ee kasoo kordha halkan ayaan idiinkusoo gudbin doonnaa.