19 May, 2024
1 min read

Kooxda Al-Nassr oo heshiis la gaartay tababare Luís Castro.

Cristiano Ronaldo ayaa helay macallin cusub Khamiistii markii Al-Nassr ay ku dhawaaqday inay shaqaaleysiisay saaxiibkiis tababaha reer Portugal Luís Castro. Kooxda Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay magacaabistan, xilli ay ku jirtay tababarka xilliga ciyaaraha saaxiibtinimo oo ay ku qaadaneyso Portugal. Lama sheegin sannadaha qandaraaska tababarahan. Castro waa tababarihii ugu dambeeyay ee toddobaadkan shaqo ka hela Boqortooyada […]

1 min read

Bayer Leverkusen oo heshiis shan sano ah la saxiixatay khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa heshiis shan sano ah lasoo saxiixatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka Switzerland iyo kooxda Arsenal Granit Xhaka, sida ay sheegtay kooxda ka dhigsan horyaalka Bundesliga. Lagama bixin faah-faahin dheeraad ah ee dhinaca dhaqaalaha ku baxay beeca ciyaaryahankan, laakiin warbaahinta Ingiriiska ayaa qortay in kooxda Jarmalku ay 25 milyan oo Yuuros ($27.19 […]

1 min read

Madaxweynaha Arsenal taageera oo walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir adeegsadaan.

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah laga qaado arrimaha saameynaya kubadda cagta Rwanda oo ay ka mid yihiin in sixir uu ku lug leeyahay. Mar uu ka hadlayay barnaamijka ‘Wedii Madaxweynaha’ ee telefishin dalkaas laga leeyahay ayaa wuxuu Kagame sheegay in dadka qaar, gaar ahaan tababarayaasha ay ku dhaqmaan waxyaabo […]

1 min read

Tababaraha PSG oo loo xiray su’aalo la xiriira takoor iyo Islaam naceyb

PARIS — Tababaraha kooxda Paris Saint Germain Christophe Galtier ayaa u xiran su’aalo la weydiinayo isaga iyo wiilkiisa, taasi oo qeyb ka ah baaritaan la xiriira takoor lagu tuhunsan yahay, waxaa sidaas wakaaladda wararka ee AFP u sheegay dacwad-oogaha Nice. Tallaabadan ayaa daba socota baaritaan la billaabay bishii April, kadib markii la sheegay inuu cunsuriyeyn iyo […]

1 min read

Maxkamad ciyaaryahan Man City u cayaara ku oogtay inuu kufsaday 10,000 oo haween ah.

Ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee ka dhisan Ingiriiska, Benjamin Mendy ayaa kufsi u geystay gabar dhalinyro ah, kaddibna wuxuu ku yiri, “waa iska caadi, waxaan gogol la wadaagay 10,000 oo haween ah“, sida ay sheegtay xeerbeegti. Sideed iyo labaatan sano jirka ayaa lagu eedeynayaa inuu gabadha oo 24 sano jir ah falkaas ugu geystay gurigiisa oo […]

2 mins read

Xulka Spain Oo Kaga Guuleysatay dhigiisa Croatia Rigoorayaal Koobka UEFA Nations League. 

Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, waxaanay soo afjareen abaartii koobab la’aanta ee sagaalka sannadood haysatay kaddib markii ay rikoodheyaal kaga badiyeen Croatia oo ay ku socoto nasiib-darro soo taxnayd lix sannadood oo finallada ay marna imanayeen marna ka agdhowaayeen. Ciyaar socotay 120 daqiiqadood oo goolal la’aan kusoo dhamaatay, ayaa rikoodheyaal […]

1 min read

Manchester City oo markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka Champions League.

Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka kooxaha horyaallada Yurub ee Champions League, kadib markii ay 1-0 ku garaacday Inter Milan ciyaartii kama-dambeysta ahed ee ka dhacday garoobka Ataturk Stadium ee magaalada Istanbul. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Rodri ayaa daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta shabaqa ku hubsaday goolka guusha. Waxa ay […]