28 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xassan Sheekh: Waa muhiim in la ansixiyo Sharciga la Dagaallanka Argagixisada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliska guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Talisyada hoggaannada, Taliyeyaasha ciidamada gaarka ah iyo Taliska qeybta guud ee Booliiska Gobolka Benaadir ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga dalka, sharciyadda […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray Saraakiil ciidan+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta tababar waxaa uu uu soo xiray Xerada Ciidamada Turkisom ee magaalada muqdisho Saraakiil iyo Saraakiil xigeena katirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda tababarka ciidamada loogu soo xirayay waxaa Madaxweynaha ku wehlinayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), […]

1 min read

Cusmaan Tahliil “Waxaan u sheegnay Ra’iisul wasaaraha inuu soo dhiso xukuumad tayo leh…”

“Waxaan maanta kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, waxaana ka wada-hadalnay arimo badan oo ay ka midyihiin Amniga, Caddaaladda, isla xisaabtan, Dib u hishiisiin guud ee dalka ka dhacdo iyo in uu soo dhiso xukuumad tayo leh, iskuna dheelli tiran si ay dalka ugu jiheeyaan dhabada saxan. Sidoo kale […]

1 min read

Madaxweynaha Jabuuti oo bilad sharaf gudoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Jabuuti oo uu ku maamuusay Madaxweynaha dalkaas  Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa intii ay socotay casho sharafta waxaa uu billad sharafta ugu sarreysa ee ay bixiso Dowladda Jabuuti guddoonsiiyay […]

1 min read

Macalimiinta iyo Garsoorayaasha Kubbadda cagta Soomaaliya oo tababar loo furay.

Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta tababar FIFA u furay macalimiinta garsoorayaasha kubbadda cagta Soomaaliya, waxaana tababarkaasi maal gelineysa Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA. Tababarkan oo socon doona ilaa iyo 7-da bishan ayaa waxaa ka qeyb galaya 22 macalimiinta garsoorayaasha kubadda cagta Soomaaliya. Somali Football Federation

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda goleyaasha dowladda, ayaa ubax-dhigga kaddib waxa uu ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta midnimada iyo xornimada, isagoo ugu baaqay in ay ilaashadaan qarannimadooda, xoojiyaanna midnmadooda bulsho. Waxaan mar […]

1 min read

Madaxweyne Farmaajo oo dardaaran muhiim ah u jeediyay ciidamada Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku saabsan dabbaal-degga 12-ka Abriil ee Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu ku maamuusay Taliska iyo Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Taliyeyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyey xuskii maanta loogu dabbaaldegayey Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga […]