Sawirro
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray Saraakiil ciidan+Sawirro.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta tababar waxaa uu uu soo xiray Xerada Ciidamada Turkisom ee magaalada muqdisho Saraakiil iyo Saraakiil xigeena katirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda tababarka ciidamada loogu soo xirayay waxaa Madaxweynaha ku wehlinayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), […]
Cusmaan Tahliil “Waxaan u sheegnay Ra’iisul wasaaraha inuu soo dhiso xukuumad tayo leh…”
“Waxaan maanta kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, waxaana ka wada-hadalnay arimo badan oo ay ka midyihiin Amniga, Caddaaladda, isla xisaabtan, Dib u hishiisiin guud ee dalka ka dhacdo iyo in uu soo dhiso xukuumad tayo leh, iskuna dheelli tiran si ay dalka ugu jiheeyaan dhabada saxan. Sidoo kale […]
Madaxweynaha Jabuuti oo bilad sharaf gudoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Jabuuti oo uu ku maamuusay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa intii ay socotay casho sharafta waxaa uu billad sharafta ugu sarreysa ee ay bixiso Dowladda Jabuuti guddoonsiiyay […]
Shir ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Bahda Kulmis oo Muqdisho ka dhacay.
Kulan aad u balaaran ayaa maanta u qabsoomay bahda Kulmis gaar ahaan Siyaasiyiinta kulmis qaar kamid ah, kulankaani oo ahaa mid is xog wareeysi ku qotoma howlaha hortabinta leh ee u yaalla bahda kulmis guud ahaan meel walbaaba oo ay ku sugan yihiin. Kulanka waxaa ka soo qayb gallay qaar kamid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobolka […]
Dawladda Soomaaliya oo shatiyo siisay laba bangi oo caalami ah.
MOGADISHU – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatiyo ganacsi siisay laba bangi oo laga kala leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga, kuwaas oo lagu kala magcaabo Banque Misr iyo Ziraat Katilim. Warsaxaafadeed ka soo baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in rusad siinta labadan bangi in lagu ansixiyey shir ay yeesheen guddida sare ee […]
Macalimiinta iyo Garsoorayaasha Kubbadda cagta Soomaaliya oo tababar loo furay.
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta tababar FIFA u furay macalimiinta garsoorayaasha kubbadda cagta Soomaaliya, waxaana tababarkaasi maal gelineysa Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA. Tababarkan oo socon doona ilaa iyo 7-da bishan ayaa waxaa ka qeyb galaya 22 macalimiinta garsoorayaasha kubadda cagta Soomaaliya. Somali Football Federation
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda goleyaasha dowladda, ayaa ubax-dhigga kaddib waxa uu ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta midnimada iyo xornimada, isagoo ugu baaqay in ay ilaashadaan qarannimadooda, xoojiyaanna midnmadooda bulsho. Waxaan mar […]
Real Madrid Oo Markii 35-aad Ku Guulaystay Horyaalka La Liga+Sawirro
Kooxda Real Madrid ayaa xasuuqday Espanyol Kulan ka tirsanaa La Liga iyaga oo si Rasmi ah ugu guulaystay koobka La Liga xilli ciyaareedkan. Ancelotti ayaa si badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo hal il ku hayay kulanka champions League ee Semi-final-ka la ciyaari doono Arbacada. Hadana Real Madrid ayaa u ciyaaraysay sidii ay haystaan kooxdeeda […]
Madaxweyne Farmaajo oo dardaaran muhiim ah u jeediyay ciidamada Xooga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku saabsan dabbaal-degga 12-ka Abriil ee Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu ku maamuusay Taliska iyo Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Taliyeyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyey xuskii maanta loogu dabbaaldegayey Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga […]
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Midowga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka shaqo ee hawl-galka Midowga […]