15 Sep, 2025
1 min read

Waxaa lagu dhawaaqay Madaxweynaha Banadir State.

Meel dheer kaama jiro, Afkaaga ayeey ku xiran tahay. Waxaad noqotay Cunugii la yiri: Dhagtaada Bidix soo taabo, ee Gacanta midig ku raadiyay. Waxaa Xaqiiq ah oo Adiguba aad ogtahay, Dalka waxaa ka jiro Maamul Gobleedyo Xakumo Hal Magaalo oo kaliya, Haddana la baxay State ama Land. Ninka ah Gudoomiyaha Gobalkuna uu la baxay Madaxweyne. […]

2 mins read

Maxay noo yaabgali-weeysay Talooyinka maskaxda wasakheysan ee Abuu camaar?

Ceebeynta Horumarka nabadgalayo iyo heerka uu gaarsiisan yahay la dagaallanka Argagixisada oo laga dhigto hadaf dhaliil jeedin ah oo ku aadan dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqon kartaa mid ka dhigan muujinta ficil xaasidnimo oo garab siinaya cadowga Ummadda Soomaaliyeed. Milkiilihii dowladii Farmaajo fahad yaasiin abuu camaar oo hoos u dhigay xaqa dadka dagan Galmudug […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 451=Siyaasiyiinta Somalidu 7 Sano ma wada socdaan, ama waa isa sirayaan, ama Midaa la siraa”.

1. Wiil jaamacad ka soo qalin jabiyay, ayaa yiri: Xildhibaan keeyga ayaa igu yiri, CV-gaaga iigu soo dir E-mail keeyga, si aan ugu gudbiyo Xafiiskii aad ka shaqeey leheyd. Waan Hilmaamay in aan Xildhibaanka u diro CV-gii. Laakin, Laba usbuuc kadib ayaan Xildhibaankii arakay, waxaa uuna igu yiri: CV-gaagii waan gudbiyay, mar dhaw ayaadna helidoontaa […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-450=Somaliyana badanaa Qofku ma difaaco Xaqa ee waxa uu difaacaa, Shakhsiga, Qabiilka iyo Danta gaar=.

1. Leo Tolstoy, ayaa yiri: Haddii aad dareemee Xanuunka jirkaaga, waad Nooshahay. Haddii aad Dareemee Xanuunka Dadka kalena waa Beni aadannimo. ( F.S:1aad) ( Annga Madax noo joogto, Xanuunka Dadka kale heeysto haba la gaaree, kooda ma dareemaayaan. Aaway, Xadiithkii Rasuulkeena CSW ee ahaa Muslimiintu waa sida Jirka oo kale haddii Xun ka mid ah […]

1 min read

Qofba si u arag: Horuumarka amaan ee shalay ka muuqday Magaaladda Mogadishu.

Maxaa ku cusbaa Booqashadii shalay ee Abiya, oo Sanadahaan dambe aan dhicin, laguna tilmaami karaa Horuumar ay Dowladdu ka gaartay Dhinaca Nabadda Waa ku lugeeyay magaalada iyada oo weliba ay Cadceedu kulushahay markii wadooyinka qaar la xiray. 1. Ammaanka Madaxda waxaa ilaalinayay Ciidamo Somaliya oo kaliya, halkii Sanadahii hore Ajaanibi ilaali jirtay. 2. Amaanka Madaxda […]

1 min read

RAMADAAN KARIIM

Sida Xadiithkaan Sugan uu noo sheegayo, Soomku waxa uu ka mid yahay Acmaasha 3da ah ee Ajirkooda aan la xisaabin ee Allaah uu ka abaal mariyo Qofka.. ( F.M:1aad). Waxaan kuugu hambalyeeynaa Curashada Bisha Ramadaan. ( F.S:2aad) Iskana jirhee, Af furka iyo Saxuurta, saddaxda Amar ee hore waa lagu amray in aad fuliso, kan dambe […]