RAMADAAN KARIIM
1 min read

RAMADAAN KARIIM

Sida Xadiithkaan Sugan uu noo sheegayo, Soomku waxa uu ka mid yahay Acmaasha 3da ah ee Ajirkooda aan la xisaabin ee Allaah uu ka abaal mariyo Qofka.. ( F.M:1aad).

Waxaan kuugu hambalyeeynaa Curashada Bisha Ramadaan. ( F.S:2aad)

Iskana jirhee, Af furka iyo Saxuurta, saddaxda Amar ee hore waa lagu amray in aad fuliso, kan dambe waa lagaa reebay, waxa ayna kaa hor istaagee in Allaah uu ku jeclaado. Waa “Israafka” wax ku dheel ama mid ku faan faano Cuntada ha noqon. ( F.M:3aad)

Allaah ha kugu daro kuwa yoomul Bacthiga gooni loogu yeero si looga Abaal mariyo Camalkooda. Waxaa jiro Acmaal jaban oo aan lagaa aqbalin ee Soonkaagana Allaah ha ka dhigo kii lagaa Aqbalo.

Aamiin. Aamiin, Aamiin

Qore :Yahya Amir