07 Jun, 2024
1 min read

Ciidamada NISA oo howlgallo ka wadda Xaafaddaha Baydhabo.

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay Howgal ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo. Xaafadaha Ciidanka howgalka ka sameeyeen ayaa kala ah Isha, Bardaale, Horseed,Holwadaag iyo laamahooda kala duwana xaafadahaas. Howlgalka Oo ahaa mid lagu sugaayey amniga guud Ee Xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo qabqabtay dhalinyaro farabadana kuwaas Oo ciidanka ay […]

1 min read

Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada.

Soomaaliya ayaa  taageertay  Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta magaalada Dublin ee dalka Ireland kaga qaybgalay Baaqa Siyaasadeed ee lagu xoojinayo ka ilaalinta dadka rayidka ah waxyeellada bani’aadannimo ee ka dhalata in hubka qarxa loo adeegsado […]

2 mins read

Golaha Ammaanka oo ku adkeystay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya.

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya, iyada oo sheegtay in Al-Shabaab ay tahay koox argagaxiso ah oo weli si dhab ah u carqaladeyneysa nabadda iyo xasilloonida gobolka. Dowladda Soomaaliya ayaa ku doodday in […]

1 min read

Shir Muqdisho uga furmay dowladda federaalka iyo Bankiga Adduunka.

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta Muqdisho furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka. Xukuumadda uu hoggaamiyo Xamza ayaa kulanka ku soo bandhigtay siyaasadda ku aadaan dib u habeynta hay’addaha dowladda si loo gaaro hiigsiga cusub ee nabadda, degenaanshaha iyo dimuqraadiyadda ku asteysan. “Soomaaliya waxay maanta […]

3 mins read

Amb. James Swan kadib???!!!??? Yaahu

Ar Somaliyaa, Kud ka guur ee Qanje u guur ahaa. Ninka Somaliya ka noqonayo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jamciyada Quruumuha, Awoodiisa iyo Tixgalinta Go’aanadiisu waxa ey ku xiran tahay Wadanka uu ka soo jeedo. Inta uuna magacaabin Xoghayaha Guud waxa uu la tashadaa 5ta Dowladood oo Veto-da leh iyo Deeq bixiyayaasha kale, waxaa kale oo […]

1 min read

Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis lagalay Shirkad Shiines ah

Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis lagalay Shirkad Shiines ah Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang Liang kaas oo ay shirkaddu ku maal galinayso kalluumeysiga dalka. Heshiiskan oo ah […]

1 min read

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri Waxaa lagama maarmaan ah in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS “Waxaa lagama maarmaan ah in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekha Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Sheegay inay Muhiim tahay In Ahmiyad Gaar ah ay siiyaan Hay’adaha ay Qusayso Dib u Eegista Dastuurka Dalka sidii Loo dhamays Tiri lahaa. “Waxaa lagama maarmaan ah in dib-u-eegista dastuurka […]