09 Jun, 2024
1 min read

Warbixinadii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar

Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan. Tan iyo markii dalka Qadar ay ku guuleysteen martigalinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka, waxaa isa soo tarayay muuqaalada xiisaha leh ee ka imanaya dalkan yar. Qarni ka hor, 1922, dalkan yar ee Khaliijka […]

1 min read

Puntland oo gacanta ku dhigay rag hubeysan oo ka Ganacsanayay maan dooriye.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa  hawlgal qorsheysan xalay ku qaaday kooxo ka Ganacsanayay maandooriye, kuwaas oo Boolisku sheegeen inay faraha kula jireen dambiyo culus oo la xiriira ka ganacsiga daroogada oo qeyb wayn ka ahaa falal burcadnimo iyo Amni darro oo muddooyinkii la soo dhaafay ka jiray magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. War kasoo baxay Booliska […]

1 min read

Xuska Maalinta Tirakoobka Afrika Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh faarax (Beenebeene), ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb-galay Xuska Munaasabada Maalinta Istaatistikada Afrika oo lagu qabtay Hotel Decale. Munaasabadan oo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Istaatistikada Qaranka, waxaa sanadkaan hal-kudhig looga dhigay “Xoojinta nidaamyada xogta, iyadoo la casriyeynaayo wax soo saarka iyo […]

1 min read

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo ku hanjabay in uu adeegsan doono hubka Nukliyeerka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa wacad ku maray in jawaabta Pyongyang ay noqon doonto mid adag oo ay u adeegsato bamka Nukliyeerka haddii dalkiisa la weeraro, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi maanta. Kim oo la hadlayay Warbaahinta dalkiisa ayaa yiri: “ Waxaan uga jawaabi doonaa daandaansi kasta oo nagula sameeyo […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Gaaray Magaalada Baxdo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab, ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta u ah halganka socda ee ka dhanka ah Argagixisada, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Wasiirro, Xildhibaanno iyo shacabka deegaanka. Madaxweynaha jamhuuriyadda […]

1 min read

Madaxa ururka Kubadda Cagta Adduunka oo eedeeyey dalalka Reer Galbeedka.

Madaxa ururka kubadda cagta adduunka ee Fifa, Gianni Infantino, ayaa ku eedeeyay reer galbeedka “laba wajiileyn” warbixintii ay ka qoreen xaaladda xuquuqda aadanaha ee dalka Qatar. Shir-jaraa’id oo ku qabtay magaalada Dooxa, Infantino, ayaa waxa uu hadlayey ku dhawaad ​​saacad, waxaana uu si xamaasad leh u difaacay dalka Qatar, iyo tartanka caalamiga ah ee Kubadda […]

1 min read

Sheekh Aaden Madoobe oo ku baaqay in Koonfur Galbeed loo qabto shir dib u heshiisiin ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, ayaa bayaan uu maanta soo saaray waxa uu ku baaqay in shir dib u heshiisiin ah ay isugu yimaadaan dadka deggan deegaannada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xafiiskiisa Villa Hargeysa kula hadlay weriyayaasha ayaa sheegay in shirkaasi lagu xallin doono tabashooyinka ka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saacadaha soo socda ku wajahan furimaha dagaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safar maalma qaadan doona lagu waddaa in uu ku gaaro Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu booqan doono goobaha ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah ururka Al Shabaab. Wafdi Hordhac u ah Safarka Madaxweynaha ayaa ka kala degay magaalooyinka Dhuusamareeb, Galkacyo iyo Magaalada Beledweyne ee […]