19 Sep, 2025
1 min read

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo bar koontarool ka sameystay deegaanka Geedweyne.

Warrarka laga helayo Gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay jidgooyo dhigteen wadada u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Doolow, halkaas oo ay gaadiidka uga qaadaan lacago lagu sheegay canshuur. Ciidanka Al-Shabaab waxa la sheegay in ay bar koontarool ka sameysteen deegaanka la yiraahdo Geedweyne, halkaas oo dadka shacabka […]

1 min read

Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandooska Danab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada, taliye ku xigeenka guutada iyo qaar ka mid ka mid ah taliye ururada guutada 16-aad Danab iyo saraakiil kale. Ujeedka kulanka ahaa siddii loo dardargalin lahaa hawlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, […]

3 mins read

Xuska Maalinta Mowliidka Haa, Haa. WQ:Prof. Yahye Amir

Sawirka shiikha fiiri Adiga oo mobilkaaga dhinaca kale u rogaayo. Nin Shiikh sheeganayo ayaa Dad meel isagu yimid ku lahaa Xuska Mowliidku ma banaano. Waxa uu Daliishanayay wax uuna isaguba Fahamsaneeyn. Dadkana waxaa soo Jiitay Garkiisa iyo Muuqaalka Culumo iska yeelka ah, aad ayeeyna u dhageysanayeen. Wiil yar oo meel u dhaw ku Ciyaarayay, Gacmaha […]

1 min read

War DEG DEG: Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika oo ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027

Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika, Patrice Motsepe, ayaa hadda ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027 (Afcon). Sida la filayay, tartanka 2025 ayaa lagu qaban doonaa Morocco. Waxa ay noqon doontaa markii labaad ee dalka kuyaalla waqooyiga Afrika uu martigeliyo tartanka isagoo markii ugu horeysay qabtay 1988. Dalalkii kale ee 2025 […]

1 min read

Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo xilka la wareegay

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka dhacday Taliska ciidanka dhulka XDS. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed,hoggaannada ciidanka, kan gaadiidka, xiriirka arrimaha dibedda ,hanti dhowr iyo marti sharaf kale. Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed sarreeye Guuto; […]

1 min read

Soomaaliya oo ka faa’ideysaneysa adeegsiga Tamarta.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka wadatashiga adeegsiga Tamarta oo maalintii labaad ka socda magaalada Beijing ee caasimadda Dalka Shiinaha. Danjiraha ayaa jeediyay Khudbad muhiim ahayd, wuxuuna carabka ku adeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay ka faa’ideysiga tamarta iyo iskaashi dhexmara […]

1 min read

Taliyaha Asluubta oo Xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qayb u gaar ah maxaabiista qabta cudurrada faafa

Taliyaha Ciidanka Asluubta General; Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qeyb lagu karantiilayo maxaabiista qaba cudurrada faafa. Taliye Mahad ayaa sheegay in sheegay in saraakiisha Xabsigu ay usoo gudbiyeen in halkaasi lagu hayo dadka qaba cudurrada faara, kuwaas oo la ogaado marka kiiskooda loo gudbiyo Maxkamadaha, Si caafimaadkooda loo ilaaliyana loo dhiso […]

1 min read

Deegaan ay isku urursanayeen Al-Shabaab oo la duqeeyay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo saaka dhacay agagaarka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Duqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday goob ay isku uruursanayeen xubnaha Al-Shabaab oo ku taalla deegaanka Cali Xayle ee gobolkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee […]