September 2023
Taageerada Dowladda ee la dagaalanka Shabaab oo soo kordhaya (WARBIXIN)
Usbuucii la soo dhaafay waxaa soo badanayay taageerada iyo is bar-bartaagga dadaalka ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waxayna kuwii ugu dambeeyay ay naga soo gaareen Madaxweynayaashii hore, Raiisul-waarayaal hore iyo masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada iyo xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. “Waxaan taageerayaa oo xoojinayaa fariinta Madaxweynaha […]
MW Somalia oo sheegay arrin aan horay u dhicin oo ay ciidanku bilaabeen & Qorshe uu Somalia u dejiyey + Khaladkii Cowswayne
Madaxweynaha Xasan, oo xalay hadal ka jeediyey barta X space, ayaa qiray dagaalkii toddobaadkii hore ka dhacay Cawsweyne, inoo ahaa midkii u horreyay ee saameynta u xooggan gaarsiiyay ciidanka xoogga inta uu socday howlgalka AS. Madaxweynaha ma qarin, oo wuxuu tilmaamay inay arrimo farsamo dhaceen , si la mid ah dagaalka inay ka dhalatay ciidanka […]
840,000 oo Afghanistan u dhashay oo dalbaday dib u dejinta Maraykanka oo weli natiijo sugaya.
WASHINGTON — In ka badan 840,000 qof oo u dhashay dalka Afghanistan oo codsaday barnaamijka dib u dejinta Maraykanka ee lagu taageero dadka reer Afghanistan ee la soo shaqeeyey ciidamada Maraykanka, ayaa illaa haatan sugaya sidii ay u heli lahaayeen dib u dejinta Maraykanka, sida lagu sheegay warbixin cusub oo la soo saaray. Warbixintan oo […]
Laanqayrta Cas oo soo bandhigtay tirada maxaabiista uu hayo Maamulka SSC Khaatumo.
Maamulka SSC ayaa horay u sheegay inay dagaalkii Jimcihii hore ku qabteen maxaabiis aad u fara badan oo u dhaxaysa 262 ilaa 300, kuwaasoo uu ku jirey taliyana u ah Guutada 12-aad ee ciidamada Maamulka Somaliland Faysal Bootaan. Haatan Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay tirada rasmiga ah ee ay kusoo arkeen xabsiyada […]
Hogaamiyaha Khaatumo oo dadka ugu baaqay inaysan ku soo laaban Laascanood.
Hogaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa ka hadlay dad uu ku sheegay in ay ku xoomeen dhulka Goojacade iyagoo doonayo inay dhul ka qabsadaan. Hadalkan ayuu ka sheegay khudbada saaladda jimcaha oo uu kula tukaday dadweynaha Laascanood. Mudane Cabdiqaadir oo arrimahaas ka hadlayay ayaa yiri, “waxaa soo baxay dad badan oo ku dareeray […]
Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.
Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan. Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka […]
Safiirada Soomaaliya iyo Talyaaniga ee Ethiopia oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan muhiim u ah horumarka Qaranka Soomaaliyeed waxa uu Magaalada Addis Ababa kula yeeshay dhiggiisa Amb. Agostino Palese oo ah safiirka Talyaaniga ee Ethiopia. Danjire Warfaa ayaa dhiggiisa Talyaaniga la wadaagay horumarada hana qaaday ee ay ku guulaysattay Dawladda Soomaaliya,gaar ahaan arrimaha la xiriira […]
Cumar Cabdirashiid: Waa in aan dowladda ku taageerno ciribtirka Al-Shabaab.
MUQDISHO:- Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Guddida Fulinta ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage (HIPS), waxaa agaasimaha cusub ee Heritage loo magacaabay Mursal Maxamuud Saney oo hore u ahaa agaasime ku xigeenka Machadka. “Ka dib, qiimayn ballaadhan oo gudo iyo dibadba leh, waxa ay guddida fulintu si wada jir ah u go’aansadeen in ay […]
Ku dhowaad labaatan qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay Ceel Af-weyn.
Wararka ka imaanaya degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya, in dad gaaraya sideed iyo toban qof ay ku dhinteen dagaal laba beelood ku dhex maray halkaas, halka sodon qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Wefdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo tagay degmadaas, iyo waxgaradka deegaankaas iyo mas’uuliyiin kale, […]
Nasashada Jimcaha. Q-372 =intaad Cayayaan noqon leheyd, iska aamuus=
1. Nin ayaa yiri: Alloow, Hal Million Dollar isii, Saaxiibkii ayaa ku yiri: Allaah ku sii maayo. Ninkii ayaa yiri: Maxaa dhacay? Saaxiibkii ayaa yiri: Alle waa naxariis Badan yahay, Allana waa ogyahay Haddii 5000 Dollar lagu siiyo in aadan Habeenkaa Hurdeeyn. Allaah waxa uu kaaga naxariisanayaa Dhibka ku gaarayo hadduu Hal Million ku siiyo. […]