17 May, 2024
1 min read

Trump oo sheegay inaanu gelin wax dembi ah oo la xiriira ‘farogelinta doorashada gobolka Georgia’.

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inaanu wax dembiya gelin, oo la xiriira eedaha ay ku soo oogeen masuuliyiinta gobolka Goergia. Eedahaas oo ku saabsan inuu si sharci darro ah isugu dayay inuu hor istaago natiijadii doorashada madaxtinimada ee sannadkii 2020, taas oo uu ku guuldaraystay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka […]