23 Apr, 2024
1 min read

Tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Baladweyne oo korortay.

Faahfaahinnada kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Baledweyne oo sii kordhaya. Qaraxan oo ay mas’uuliyaddiisa sheegteen ururka Al-shabaab ayaa ka dhacay goob saxmad badan oo ku taalla bartamaha magaalada. Wararki ugu dameeyay ee kasoo baxay maamulka kuna aaddan khasaaraha ka dhashay qaraxaan Ismiidaaminta ah ee geystay khasaaraha baaxada […]

1 min read

Waallidii oo Waalatay !!!. ( Faallo)

Maxkamadaha Dalka ayaa u baahaday Shaqaale Cusub oo kala ah 40 Kaaliye iyo 60 Garsoore. Waxaad ka dareemee Xaddiga Shaqa la’aanta ka jirto Dalka, waxaa Shalay 21/9/2023.imtixaan u galay 40-kii kaaliye 1766 Shaqa doone, 60-KII Garsoorena 486 Shaqa doone. Qaar badan oo hore Codsi shaqo u soo gudubsadayna, si iskood ah ayeey Dib uga noqdeen […]

1 min read

Wasiirka arrimahada Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Koonfur Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi.

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay magaaladda New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi eek a dhaxeeda labada dowladood. Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo saaray […]

1 min read

Soomaaliya oo si rasmi ah xubin uga noqotay kooxda ciribtirka cudurka cagaarshowga ee QM.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyey shir duceedka looga hadlayey dabar-goynta cudurka cagaarshowga iyo gaarista hiigsiga dhammaadka cudurkan oo la madliyey gebagebadiisa 2030-ka kaas oo lagu qabtay magaalada New york ee uu ka socdo shirka Golaha loo dhany ahay ee Qaramada Midoobey. Dr. […]

1 min read

Ku Dowladda: Dowladu waa in ay iska shqshaqdaa Shaqaalahan Mushakalka ah ee Xafiisyada Xureeystay.

Ku: Dowladda Xaarinka Dowladda waxaa ku jiro, Guruf, Aduufo, Jaa’w, Xashir, Sikilo, Qaloon, Buunsho, wax Wanaagsan iyo Wax Xunba Hadeeyna Dowladdu iska Haadin oo aynan iska shaqshaqin kama bixi doonto Fashil aan ka fogeeyn. Howlgalo Ciidan, Mid Maamul iyo mid Siyaasadeed ayaa lagu fashilay, la ismana weeydiin, yaa ka dambeeyay, sideey u dhacday, maxaase xal […]

6 mins read

Madaxweyne adigoo Madaxaagu fooraro ka tegi meysid Dhuusamareeb (WARBIXIN).

Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay bilowgii dagaalka dalkeenna looga xoreyneyno Khawaarijta,  diyaar garowga  sidii la rabay in uusan  aheyn, islamarkaana dalka ku jiray xaalad abaareed oo ba’an, balse maanta ilaahay mahadiis Soomaaliya waxa ay heysataa Ciidan ka tayo iyo tiro badan markii dagaalka Khwaarijta la bilaabayay, diyaarna u ah inay naftooda u […]

1 min read

Ku dhowaad 30 Al-Shabaab ah oo howlgal lagu dilay deegaano ka mid ah Galmudug.

Wararka ka imaanaya Galmudug ayaa sheegaya in weli ciidamada dowladda ay howlgallo culus ka wadaan gobollada dhexe ee dalka. Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla gobollada Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda oo kaashanaya iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen […]

1 min read

Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukunno ku riday xubno ka tirsan Khawaarijta.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa xukun ku riday Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Daacish. Xubnahan ayey Maxkamada Ciidanka Puntland ku kala xukuntay xukuno kala duwan oo u dhigan sidatan soo socota. 1: Salmaan Faarax Maxamed waxay Maxkamadu ku xukuntay 15 sano oo xarig ah. 2: Mohamed Ahmed Mohamud waxaa […]

1 min read

Maxaad ka ogtahay Qur’aanka gacanta lagu qoray xilligii Rasuulka (SCW) ee yalla dalka aan Muslimka ahayn?.

Madxaf ku yaal magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska waxaa yaalla saan ka kooban illaa laba bog oo ay ku qoran yihiin aayado Qur’aan ah kuwaas oo sida baaritaanka lagu ogaaday la qoray intii uu noolaa Nebi Muxammed (SCW). Natiijadii ka soo baxday tijaabada shucaaca ee lagu sameeyay qoraal gacmeedkan wuxuu muujinayaa in la qoray qoraal […]