27 Jul, 2024
1 min read

Kenya oo soo bandhigtay inay hogaamiso howlgalka Qaramada Midoobay ee lagu xasilinayo Haiti

Kenya ayaa u soo bandhigtay inay hogaanka u qabato howlgalka Qaramada Midoobay ee dhanka ammaanka ee lagu doonayo in lagu xasiliyo Haiti kadib markii xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken uu codsaday taageero caalami ah oo dheeri ah. Mr Blinken ayaa balan qaaday $65m (£53m) oo kale si uu u caawiyo booliska Haiti. Waxa […]

1 min read

IMF oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee Deyn-Cafinta

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii Barnaamijka Deyn-Cafinta. IMF ayaa shaacisay in Dowladda Soomaaliya ay si guul ah uga soo baxday shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad oo muddo labo toddobaad ah ay ku […]

1 min read

RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta iyo madax kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlay madaxweyne Joe Biden sidii dowladda […]