26 Apr, 2024
1 min read

Nin ayaa yiri: waxaan la yaabay!!!

1. Dudun, Abooraa dhisay. 2. waxaa ka yaab badan, waxaa uu dhisaa habeenkii oo kaliya. 3.waxaa ka sii yaab badan, waxa uu ku dhisaa Candhuuftiisa. (F.S: 1aad) waxaan la yaabay: 1.Guddiyo Dastuuri ah oo 3 Sanno iyo Bar lagu dhisi waayay, Sida Gudiga Adeega Garsoorka, Hayadda Batroolka Qaranka iyo Gudiyo kale, ayaa Saacado lagu dhisay […]

1 min read

Xuska maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb-galay xuska maalinta nabadda aduunka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Qaramada Midoobay ee Nabadda, taas oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo ay sidoo kale ka qeyb galeen wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, qaar ka mid ah safiirada Dowladaha caalamka, wasiiro […]

1 min read

Xiisadda u dhaxaysa dalalka Canada iyo Hindiya oo cirka isku sii shareertay.

Hindiya ayaa joojisay adeegyadii fiisaha ee Canada waxayna ku baaqday in la dhimo shaqaalaha dublamaasiyadda Kanada ee Hindiya, iyadoo uu sii xumaanayo khilaafka labada dal. Hindiya waxay sheegtay in hanjabaadaha loo geysto muwaadiniinteeda ku sugan Kanada aysan Ottawa si dhab ah u qaadan. Isniintii, ra’iisul wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa sheegay in laga yaabo in […]

1 min read

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Guddoonka Labada Gole Baarlamaan.

Dhuusamarreeb :-Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka oo saaka gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa Madaxtooyada Dhuusamareeb ku booqday Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha oo hagida howlagalda lagu […]

1 min read

Guddoonka Labada Golle Ee Baarlmaan oo gaaray Dhuusamaareeb.

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan ayaa goordhow gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid,Dhuusamareeb waxaa hore muddo […]

1 min read

RW Xamsa oo kulan la yeeshay Ra’iisul wasaare ku kigeenka dalka Itoobiya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York waxa uu kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassen, oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada […]

6 mins read

Macluumaad: Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Soomaaliya.

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Taliye Ku-Xigeenka Xoogga Dalka u magacaabey General Maxamed Nuur Ufurow, isla markaana Taliyaha Ciidanka Lugta u magacaabey G/le Sarre Dayax Cabdi Cabdulle si loo dardar geliyo hawlgalada dalka looga xoreynayo Khawaarijta. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb […]

1 min read

Madaxweyne Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey

NEW YORK – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York, ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin, tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga ah ee ay Israa’iil ka waddo daanta galbeed ee la haysto, iyo isku dayada uu doonayo inuu wax kaga bedelo nidaamka garsoorka ee […]

1 min read

QM iyo Dowladda Soomaaliya oo guddi gaar ah u saaray la dagaalanka musuq maasuqa gargaarka

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa sameeyay guddi soo saari doona istaraatiijiyad wadajir ah si loo yareeyo musuq maasuqa lagu sameeyo gargaarka. War saxaafadeed kasoo baxay hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in warbixinta baarista Qaramada Midoobay ay muujinayso daciifnimada ka jirta nidaamka qaybinta gargaarka bani’aadamnimo ee Soomaaliya. Hay’addu waxay sheegtay inay ku dadaalayso […]