16 Sep, 2025
1 min read

In ka badan 25-ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu dilay hawlgal ka dhacay koofurta Mudug.

Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo geesiyaasha deegaanka oo saakay Khawaarijta kala wareeegay deegaanka Gaadday oo dhaca bariga magaalada Camaara ee gobolka Mudug ayaa u gudbay deegaanka Shabeelow oo Khawaarijta u ahaa fariisin muhiim ah, halkaas oo hawlgal ciidanku ka fuliyeeen lagu dilay 25 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta iyada oo la burburiyay gaadiid iyo saldhigyo ay […]

1 min read

RW Xamse oo New York kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka

New York:โ€™iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Raโ€™iisla wasaare Xamse iyo Antony Blinken ayaa ka wada hadlay sii […]

1 min read

Wasiirka maaliyadda oo Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah hayโ€™adaha taageera Soomaaliya.

Muqdisho : Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxda qaar ka mid ah heyโ€™adaha caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ka taageera mashaariicda horumarinta iyo taageerada kabka Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa ugu horeyn qaabilay wakiilka […]

1 min read

๐—ฅW ๐—ž๐˜‚ ๐—ซ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ dalka ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต-๐—ณ๐˜‚ra๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ka๐˜€๐—ผ๐—ผ k๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ X๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ

Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo wax wayn ka tari doona ka jawaab celinta xasaradaha deg-degga ah iyo soo bandhigidda baahiyaha maal-gelineed ee Xarunta Qaran ee howl-gallada gurmadka deg-degga ah, waxana qayb ka noqoneysa Hayโ€™adda […]

1 min read

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.

Dalka Koonfur Afrika gaar ahaan duleedka magaalada Cape Town waxaa lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ahaa labo dhalinyaro ah oo halkaasi u joogay arrimo ganacsi. Dadka la dilay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdiqaadir Macalin Maareeye iyo Xasan Xaamud Jaras, kuwaasi oo la sheegay inay beegsadeen Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah. Sida uu noo sheegay […]

1 min read

6-Falastiiniyiin ah oo ciidamada Israaโ€™iil ku dileen Daanta Galbeed iyo Qaza

Lix falastiiniyiin ah ayaa naftooda ku waayay weerarro kala duwan oo ciidamada Israaโ€™iil ku qaadeen Daanta Galbeed ee la haysto iyo marinka Qaza. Sida laga soo xigtay dhaqaatiirta falastiiniyiinta, afar qof ayaa lagu dilay weerar xilli habeenimo ah ay ciidamadu ku qaadeen xerada qaxootiga ee Jenin, taasoo keentay ku dhawaad โ€‹โ€‹30 dhaawac ah. Nin kale […]