25 Jul, 2024
1 min read

Diyaaradihii dagaalka Turkiga ee Armenia lagu jabiyay oo mar la sheegay in la geeyay Soomaaliya.

Bishii December ee sanadkii 2021 waxaa si aad ah baraha bulshada loogu hadal hayay in dowladda Turkigu ay siisay dwoladda Soomaaliya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno Droniska nooca uu Turkigu sameeya ee TB2, taas oo sida wararku sheegayaan loo tababaraya ciidamada ammanaka Soomaaliya si ay u adeegsadaan. Inkasta oo warkaas ay baraha bulshada […]

1 min read

Duqeyn dad rayad ah ay ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

Dadka ku nool gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in tobaneeyo qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Kumanaan katirsan maleeshiyaadka deegaanka ayaa iska caabin kala hortagaya dadaallada ay dowladdu ku dooneyso in hubka looga dhigo laguna mideeyo ciidamada difaaca qaranka Itoobiya. Mid ka mid ah dadka […]

1 min read

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada.

Riyadh :-Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir Cabdul Casiis bin Sacuud bin Naa’if. Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo laba jibbaari lahaa xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha […]

1 min read

Howlgallada ka socda Jubbaland oo jab xooggan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab..

Muqdisho :- Taliyaha guutada labaad ee ciidamada Daraawiista Jubbalanad Aar Sheekh Cali ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay deegaannada Jubbaland jab xooggan lagu gaarsiiyay kooxda Khawaarijta, deegaanno badanna laga xoreeyay. Taliyaha ayaa ugu baaqay dhallinyarada yar yar ee ay qaldeen Khawaarijta in ay ka faa’ideystaan fursadda iskuna soo dhiibaan Dowladdooda si ay […]

1 min read

Duqa Muqdisho: Waxaa la idin ka rabaa in deegaanada laga sifeeyay Khawaarijta aysan dib danbe ugu soo laaban oo la difaaco

Jowhar- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa boqolaal dadweyne ah iyo Ciidamada Difaaca Shacabka kula hadlay Deegaanka Nuur-Dugle ee Gobolka Shabeellada dhexe. Duqa Muqdisho oo Gobolka Shabeelaha Dhexe u jooga dar-dargelinta Howlgallada Sifeynta Khawaarijta, ayaa shacabka Nuur-Dugle iyo Ciidamada Difaaca ku amaanay sida ay u garab istaageen Ciidamada […]

1 min read

Dagaal ka socda Nagorno-Karabakh iyo dalabka Asarbayjan

Maraykanka iyo Ruushka ayaa hormuud ka ahaa baaqyada ku aaddan dagaalka ka socda dhulka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh in la joojiyo. Talaadadii Asarbayjan waxa ay halkaasi ka bilaawday waxa ay ugu yeertay hawlgalada “la-dagaalanka argagixisada” Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa la hadlay madaxweynaha Asarbayjaan, Ilham Aliyev, isaga oo ku booriyay in […]