17 Sep, 2025
1 min read

Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.

Marwo: Ceyni Abuukar Gacal oo ku hadleyso Codka Haweenka Somaliyeed ee ololeeyo Nabadda, ( Voice of Somali Women for Peace – VOSWP). Iyaga oo ku beegayo Munaasabadda Maalinta Nabadda Aduunka. Haweenka Somaliyeed ee VOSWP, oo u ololeeynayo sidii Somaliya ay Nabad ku noqon leheyd, waxa ay Ogaal wadaag ahaan ah ( Data Collection) kaaga Codsanayaan […]

1 min read

UK announces £5 million funding for UNSOS in a press release.

Mogadishu :– The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia’s Security Forces in a meeting between Somalia’s National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK’s Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame Sarah MacIntosh during her visit to Somalia last week. The funding builds on the UK’s substantial contributions to date through the UNSOS Trust […]

1 min read

Dowladda Ingiriiska oo taagero Maaliyadeed u fidisaday ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

MUQDISHO — Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Lacagtan cusub ayaa lagu shaaciyay kulan dhex maray La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali iyo Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka UK ee […]

1 min read

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta wax-soo-saarka Beeraha

Xubno diblomaasiyiin ah oo ka socda Geeska Afrika,islamarkaana uu hoggaaminayay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Xianyang ee Dalka shiinaha ugu qeyb galay shir muhiim ah oo uu soo agaasimay Mudane Zhao Gang oo ah guddoomiyaha gobolka Shaanxi. Guddoomiye Zhao Gang, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay dhammaan ka soo […]

2 mins read

Midowga Yurub oo hakiyay gargaarka cunnada ee Soomaaliya.

Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, kadib, markii la shaaciyey Xog ay soo diyaariyeen Baarayaasha QM, loona gudbiyey Xoghayaha Guud ee QM bishii July 7-dii ee sanadkan. Baarayaasha ayaa soo ogaaday inay jirto Xatooyo Baahsan iyo in si qaldan loo isticmaalo […]

1 min read

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha Shiinaha

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha iyo teknoloojiyadda Shiinaha (Yangling Agricultural High-tech Fair (CAF) oo lagu qabtay gobolka Shaanxi. Bandhigan oo soconaya muddo afar maalin ah (Sebtembar 19 ilaa 23) ayaa diiradda lagu saarayaa hal-abuurnimada sayniska […]

1 min read

Dagaal beeleed ka socda waqooyiga Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya deegaannada Bali Seenyoone, Bali-Sonkor iyo laanjaamac ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay saaka dagaal u dhaxeeya beelo halkaa wada dega. Dirirtaan oo loo maleeynayo in ay salka ku hayso aano qabiil, ayaa waxaa ku dhaawacmay dad ka badan afar qof sida ay noo sheegeen dad aan […]