27 Jul, 2024
1 min read

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo xiray shir weynaha Aqoonsiga Qaran.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta soo xiray munaasabada shirka weynaha  Aqoonsiga Dadweynaha oo ka dhacday Xarunta Teendhada Afasiyooni ee Garoonka Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in aqoonsiga qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshada dhexdeeda, kuwaasi oo ay ka mid […]

1 min read

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo Hirshabeelle.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada Caalamka ay kawadaan degaannada,Oobaale iyo Ciid-ciidka oo dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle,halkaa uu ka soconayo dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga iyo khawaarijta. Wasiirka ayaa sheegay in howlgaladaa oo billaawaday shalay walin […]

1 min read

Madaxa Midowga Yurub oo booqanaysa Jasiiradda Lampedusa kaddib markii ay korodhay tirada Muhaajiriinta.

Madaxweynaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa booqatay xarunta qaabilaadda muhaajiriinta ee jaseeradda Lampedusa ee dalka Taliyaaniga, kaddib markii Ra’isul Wasaaraha wadankaasi ay taageero waydiisatay Midowga Yurub, xili uu kordhay qulqulka muhaajiriinta gaaraysa jazeeradda. In ka badan 8,000 oo muhaajiriin ah ayaa Lampedusa gaaray sedexdii maalmood ee u dambeysay. Ra’isul Wasaaraha Taliyaaniga Giorgia Meloni […]

1 min read

RW Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Baarlamaannada Dhallinyarada Adduunka

Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam. Shirkaa ayaa diiradda lagu saaraya doorka dhalinyarada ee xaqiijinta u jeedooyinka horumarka waaro iyadoo la adeegsanayo Tiknoolajiyada casriga ah,waxana halkaa xildhibaanada ay kusoo bandhigeen horumada ay gaareen dhalinyarada iyo Arrimaha dowlad dhisida. […]

1 min read

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta

Dhuusamareeb :-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Galmudug ka dib qabashadi Saaka ee Dagmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa aad u soo dhoweeyey guulaha is dabajooga ah ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca shacabka, waxa uuna […]

1 min read

Ciidamada Dawladda iyo kuwa deegaanka oo kaabiga ku haya magaalada Camaara.

Ciidamada Dawladda oo ay taageerayaan miliishiyooyinka deegaanka ayaa dagaal muddo kooban socday kaddib Al-Shabaab kala wareegay maamulka magaalada Bacaadweyne oo qiyaastii 7 km u jirta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug. Wasiirka Amniga ee Galmudug Maxamed Cabdi Aden (Gaboobe) ayaa BBC-da u xaqiijiyay in ciidamada Dawladdu ay si buuxda ula wareegeen magaalada Bacaadweyne. Ugu yaraan labo […]

1 min read

Ciidamada Dab Damiska Somaliland oo ku guuleystay inay damiyaan dabkii ka kacay Suuqa Wajaale.

Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala xuduudda Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya. Dabka ayaa baabi’iyay mehrado ganacsi oo aad u ballaaran, waxana hadda socota qiimeynta hantida ku basbeeshay suuqa. Ganacsatada ayaa bilaabay in mehradaha badbaaday ay kala baxaan hantidooda, iyadoo […]