September 17, 2023
Ciidamada Dowladda oo howlgallo sifayn ah kawada magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo Xoogagga Difaaca Shacabka ayaa saaka howlgallo sifayn ah waxay ka wadaan magaalooyinka Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad. Meelaha qaar Khawaarijta waxay isku dayeen inay hor istaagaan awooda geesiyaasha Qaranka laakiin waa lagu jabiyay, sida saraakiil ka tirsan dowladda ay u xaqiijiyeen Warbaahinta Qaranka Ciidanka Dowladda iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa […]
WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo hada ka socda Gobolka Bakool.
Warrarka ka imaanaya Gobolka Bakool ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu ku dhexmarayo deegaanka Booco oo ku dhaw degmda Rabdhuure ciidamo itoobiyaana oo kolonyo ah oo ku socday degmada Waajid iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo waddada u galay. Ciidanka Itoobiya oo ka soo gudbay xuduudda ayaa ku socday degmada Waajid kahor […]