22 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta hawlgalinta ciidanka Qaranka ee Dhuusamareeb

Dhuusamareeb :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula jiraan Khawaarijta […]

1 min read

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka xoogga dalka.

Horjooge, Xasan Musdhaf Dhaayoow oo loo yaqaanno (Shiniyey ) ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee uu fadhigoodu yahay deegaanka Goof-gaduud Buurey ee gobolka Bay. Horjooge Dhaayoow ayaa tababar kusoo qaatay degmada Jilib ee gobalka Jubbada dhaxe, wuxuuna ka tirsanaa Maxadka isqarxinta khawaarijta ee degmada Bu’aale. Horjoogayaasha iyo malleeshiyaadka khawaarijta ayaa muddooyinkan […]

1 min read

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kal-fadhiga Saddexaad ee golaha shacabka.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka oo ajandihiisu ahaa ansixinta Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka Soomaaliya iyo hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa waxaa ogolaaday 134-Xildhibaan, waxaa diiday,1 Mudane, waxaa ka aamustay 6-Xildhibaan. […]

1 min read

Alshabaab oo weear ku bilowday qaraxyo ka geysatay firiisin ciidamda Dowladu ku leeyihiin Dayniile.

Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin  degmada Dayniile. Dad  Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay  inay arkeen baabuur  qaraxyo laga soo buuxiyay hal mar lagu dhuftay xerada ay ciidanka degnaayeen, waxaana qaraxa kaddib halkaasi ka bilaabatay rasaas ay ridayeen ciidanka ku sugan Xerada Lama soo sheegin […]

1 min read

Duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo al-shabaab ka tirsanaa.

Duqeyn xaga cirka ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo saaxibada caalamka, ayaa lagu dilay sarkaal sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Galmudug oo la yiraahdo Khaliif Gaambe, sida uu BBC-da u xaqiijiyay wasiir ku xiigeenka wasaaradda amniga Galmudug, Cali Baashi Cabdulaahi (Gacanbir). Wararka ayaa intaa ku daraya, in weerarkaas […]