20 Sep, 2025
1 min read

Ubaxa iyo Qabrigii Axmed Naji.!!!? WQ: Yahye Amir

Nin ingriisa ah ayaa tagay Dalka Shiinaha si uu u soo booqdo Qabriga Nin saaxiibkii ahaa oo Ingriis ahaa oo Dagaalkii Labaad ee Aduunka ay ka wada qeyb galeen. Markii uu tagay Qubuuraha isaga oo Ubax gacanta ku sido si uu u dul saaro Qabriga Saaxiibkii ingriiska ahaa, ayuu halkaa ku arkay Nin Shiinees ah […]

1 min read

Guddoomiyaha Hey’adda maareynta musiibooyinka oo dalka Kenya kulamo kula yeeshay madax ka kala socda UK iyo Finland.

Nairobi :-:Intii lagu guda jiray shirka todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay agaasimaha xafiiska Dawladda UK u qaabilsan Horumarinta Dibedda ee (FCDO) mudane Damon Bristow. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu xoojin lahaa […]

1 min read

Soomaaliya oo u tartameysa Madaxweynaha Midowga Baarlamaanada Adduunka.

Muqdisho-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 24-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka maanta ayaa ajandihiisu ahaa warbixinta guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ee ku saabsan shirweynaha Isbedelka Cimilada Qaarada Afrika, iyo taageerada Musharraxnimadda […]

1 min read

Wiil iyo Abtigii oo ka mid ahaa Al-Shabaab oo isku dilay qeybsashada Baad ay kasoo qaateen dad xoola dhaqato ah.

Galgaduud : Xubno ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo isku dilay deegaanka Hoodlay oo ka tirsan Degmada Ceeldheer, laba horjooge oo khawaarijta ugu magacownaa waxay ugu yeeraan Naaqib ayaa is dilay ka dib markii ay isku khilaafeen siday u qaybsanayaan Xoollo baad ah oo ay ka soo dhaceen Shacabka Danyarta ah ee Soomaaliyeed. Labadda horjooge ayaa […]

1 min read

RW Xamsa oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar uga socdo dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababbar uga soconayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Saraakiisha rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan ee ah in ay hormuud u noqdaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. […]

1 min read

Ciyaaryahan Neymar oo dhigay rikoor aan horay uga dhicin Brazil

Neymar ayaa dhaafiyay Pele oo ahaa gooldhaliyaha ugu sarreeya raga taariikhda Brazil kadib markii uu labo gool dhaliyay kulankii ay 5-1 kaga badiyeen Bolivia. Weeraryahanka, oo 31 jir ah, oo soo galay ciyaartii isreebreebka Koobka Adduunka ee rikoorka jabiyay oo dhaliyay 77 gool, ayaa khasaariyay rigoore ka hor inta uusan laba gool dhalin qeybtii labaad […]

1 min read

Putin iyo madax kale oo aan ka qayb gelin shirka G-20 ee Hindiya.

Ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, ayaa ku soo dhaweynayay hoggaamiyeyaasha G-20 furitaanka shir-madaxeedka kooxda ee Delhi. Si kastaba ha ahaatee, madaxda labada dal ee ugu awoodda badan caalamka ee Ruushka iyo Shiinaha ayaan ka qaybgelin shirka, waxaana kooxdan si weyn ugu kala qaybsantay arrimo dhowr ah oo ay ugu horreyso duullaanka Ruushka ee Ukraine. Hindiya […]