29 Apr, 2024
1 min read

Maamulka Puntland : “Xasan Sheekh waxaa looga baahan yahay inuu soo celiyo hantidii Xamar lagu boobay..”

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray hanti dhowrka Dowladda Soomaaliya, kaasoo ku eedeeyay Puntland inay xaraashtay xeryihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, loona adeegsaday in lagu daro dhismaha dekedda Garacad. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay, Puntland inay xaq uleedahay inay kabto maalgashiga dadkeeda ku dhisteen dekedda magaalada Garacad. Wasiirka […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyey howlgallada ka socda Galmudug.

Ceelbuur:- Waxaa weli socda hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka wadaan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug. Mas’uuliyiinta dawladda ayaa sheegay inay qabsadeen Wabxo iyo Cawsweyne, balse bartilmaameedka ugu weyn uu yahay magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri. Haddaba waxaa mas’uuliyiinta hawlgalladan la socota ka mid ah Nuur Xasan Guutaale oo dawladda Soomaaliya […]

1 min read

Guddoomiyaha Baarlamaan oo shir-guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah

Muqdisho :- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS. Kulan oo ajandihiisu ahaa warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ka aransishada kulanka guud inta ka harsan Kalfadhiga Seddaxaad ee Golaha Shacabka iyo warbixinta Xoghayaha Guud ee Golaha […]

1 min read

RW Xamsa oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho :– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom. Ra’iisul Wasaaraha oo hadal ka jeediyey munaasabadda ayaa tilmaamay in xiritaanka tababarkani uu ku soo aadey xilli muhiim ah oo uu dalku ku […]

1 min read

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe.

Muqdisho,:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda. Shirka oo uu guddoomiyey ra’iisul wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey xubnaha oo kala ah:-Prof. Cabdullaahi Sheekh Ibraahim(Qaloocoow),Faysal Cabdulaahi Warsame,Maxamed Xasan Cumar. […]

1 min read

Faransiiska oo war ka soo saaray shilka diyaarada uu ku dhintay Yevgeny Prigozhin.

Faransiiska ayaa sheegay inuu jiro “shaki macquul ah” oo ku saabsan sababta keentay burburka diyaaradda loo maleynayo inuu uu ku dhintay Yevgeny Prigozhin. “Weli ma garanayno xaaladaha shilkan. Waxaan leenahay xoogaa shakiyo oo macquul ah,” afhayeenka dowladda Olivier Veran ayaa sidaas u sheegay telefishinka France 2, AFP ayaana werisay. Waxa uu intaa ku daray in […]

1 min read

Lixda waddan ee loo ogolaaday inay ku biiraan ururka BRICS.

Shirweynaha shan iyo tobnaad ee ururka BRICS ee Brazil, Ruushka, Hindiya, Shiinaha iyo Koonfur Afrika ayaa maalinkii sadexaad ka socda magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha Koonfur Afrika, Ramaphosa, iyo hogaamiyeyaal kale ayaa la filayaa in manta ay khidbad ka jeediyaan shirkaas. Waddamo gaaraya ilaa afartan oo caalamka ah ayaa codsaday inay ku biiraan […]

1 min read

Xukunka Xaasaskii Khawaarijta ee lagu qabtay iyagoo Gaari qaraxyo ku sida

Muqdisho :-Kow iyo Labaatankii April sanadkan ayay ciidamada nabad-sugidda ku qabteen Number -50  Gaari Layla Calaawi ah oo Kuunya-Barrow ka soo baxay,waxa uu waday agab laga farsameeyo qaraxyada iyo Xaasas Argagixisada ugu safary Duurka si’ay u soo xaaja gutaan,sideedii August ayay Maxkamadda Ciidamada Dhegeysatay kiiskan, waxa ayna dhinacyada dacwadda siisay fursad uu mid kastaahi ku […]

1 min read

Madaxweynaha oo haweenka Soomaaliyeed ku boggaadiyay doorkooda dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada. Madaxweynaha ayaa haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyey doorka […]