27 Jul, 2024
1 min read

Deg Deg: Hogaamiyihii kooxda Wagner oo Shil diyaaradeed ku dhintay.

Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sidaasi waxaa soo tebinaysay wakaaladda wararka ee Associated Press oo soo xigatay saraakiil ka tirsan kuwa gurmadka ee dalka Ruushka. Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa la sheegay inuu magaciisu ku jiray […]

1 min read

Hantidhowraha guud oo awaamir dul dhigay Hay’adaha dowladda.

Muqdisho :- Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay’adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah. Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada […]

1 min read

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in labada Gole ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro khawaarijta.

Muqdisho :- Guddoomiyaha Aqalka Sareee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 6-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS. Ugu horrayn Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sareee BJFS, Senator Saynab ismaaciil […]

1 min read

Galmudug oo ku hanjabtay inay saacadaha soo socda ay Al-shabaab ka saari doonaan Ceelbuur

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay rajeynayaan inay Al-Shabaab kala wareegaan magaalada Ceelbuur, oo in kabadan toban sano gacanta ugu jirtay kooxda Al-Shabaab. Waxaa ay dowladdu sheegtay, in ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug ay si tartiib tartiib ah gudaha ugu galayaan Ceelbuur. Wasiir ku xiigeenka wasaaradda amniga Galmudug,Cali Baashi Cabdullaahi, ayaa […]

1 min read

Maamulka Somaliland oo war ka soo saaray dagaalkii shalay ka dhacay Laascaanood.

Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa cambaareysay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood, gaar ahaan aagagga Maraaga iyo Xargaga. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhiga, ayaa lagu sheegay in waddamada gobolka Bariga Africa iyo beesha caalamka ay ku war gelinayaan, in ciidamada Somaliland lagu soo qaaday weerar, weerarkaas oo […]

1 min read

Al-Shabaab oo weerarro isku mar ah ka geystay xalay magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacmeen kadib israsaasayn ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta magaalada Muqdisho iyo maleeshiyada Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay degmada Kaxda. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay abaare 1:40-daqiiqo weerar ku qaadeen afar deegaan oo ka tirsan degmada Kaxda. […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku soo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta.

Dhuusamareeb :- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjoogayaal ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye, Cabdullaahi Ibraahim Xasan , Aadan Ibraahim Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa. Horjoogayaasha iyo Malleeshiyaadka ay soo bandhigeen Ciidanka Xoogga iyo kuwa dib u xoreynta ayaa in […]

1 min read

Wasiir Faarax Sh, Cabdulqaadir “Khawaarijtu waxa ay fursad ka heleen dadka aan wax baran”

Muqdisho:- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Manhajka waxbarashadu aysan ku jirin xagjirnimo, balse ay tahay feker ay la yimaaddeen khawaarita. Wasiirka oo marti ku ahaa barnaamijka Dood furan ee warbaahinta Qaranka, kaas oo looga hadlayay baahinta iyo tayaynta waxbarashada ayaa sheegay in ay kusoo dhuuntaan […]