1 min read

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku soo dhigay horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta.

Dhuusamareeb :- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjoogayaal ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Foodeey kulmiye, Cabdullaahi Ibraahim Xasan , Aadan Ibraahim Abshir iyo Malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa.

Horjoogayaasha iyo Malleeshiyaadka ay soo bandhigeen Ciidanka Xoogga iyo kuwa dib u xoreynta ayaa in muddo ah ka shaqeynayay dhibaateynta shacabka Cowswayne.