August 23, 2023
1 min read
Madaxda kooxda BRICS oo doonaya in la ballaariyo dhismaha ururkaasi.
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la ballaariyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo korayo si loo dhiso nidaam caalami ah oo ku saleysan cadaalad iyo sinaan. Khudbad uu ka jeediyay bilowga shirka BRICS ee ka dhacaya Johannesburg, Koonfur Afrika, Xi wuxuu sheegay in Shiinaha aysan dooneynin inay galaan tartan dhanka awoodda ah […]