26 Jul, 2024
1 min read

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho :-  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann oo soo gabagabeysay shaqadii diblumaasiyadeed ee ay u joogtay Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha ayaa ku ammaanay doorka wada-shaqeyneed ee ay ka qaadatay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma jiro farqi u dhaxeya kan qarashka ku caawinaya iyo kan shabaabka ah…”

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan ku sugan magaalada Dhuusamreb ee xaruunta maamulka Galmudug ayaa sheegay in wajigii labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabab uu bilaaban dooono. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Shabaab laga xoreeyay dhamman degmooyiinka maamulkaHirshabeelle islamarkaana hadda la wado kuwa Galmudug. Xasan sheekh ayaa sheegay in si loo dardar galiyo […]

1 min read

Tahriibayaal booyad shidaal lagu soo qariyay oo lagu qabtay Tanzania.

Waaxda Socdaalka ee dalka Tanzania ayaa gacanta ku dhigtay 65 Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu soo qariyay Booyad Shidaal. Muhaajiriintan ayaa laga soo daabulay gobolka Mwanza, waxaana loo waday Tunduma.Gelinkii dambe ee Isniintii shalay ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla tuulada Kamsisi, degmada Mlele, ee gobolka Katavi. Waaxda socdaalka ayaa sheegtay in sidoo kale la […]

1 min read

Dowladaha Soomaaliya Kenya iyo Mauritius oo ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda

Addis Ababa :- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo miro dhalay la qaatay safiirka dalka Kenya Amb. D.Raj  Busgeeth iyo kan dalka Mauritius Amb. Jean Njeri Kamau ee dalka Ethiopia. Kulamadaas ayaa ku qotomay adkaynta cilaaqaadka saddexda dal, iskaashiga iyo ka wada shaqaynta horumarka guud ahaan dalalka Gobolka […]

1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo u fariisatay dacwad ka dhan ah Askari horay u dilay muwaaddin Kenyaan ah.

Muqdisho :- Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas oo horay u dilay, Fredrick Odhiambo Owino oo kasoo jeeda dalka Kenya. Dilka muwaaddinka Kenyaanka ah ayaa 20-kii July ee sanadkan 2023-ka ka dhacay agagaarka garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, xilli […]

1 min read

RW Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha UAE u Fadhiya Muqdisho.

Muqdisho :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ahmed Juma Al-Rumaithi. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa isla soo qaaday arrimo muhiim u ah horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Ra’iisul Wasaare Xamsa […]

1 min read

Wasiirka Cadaaladda: “Waxaan Galmudug u joognaa in aan xididada u siibno Al-shabaab..”

Ilaa iyo Shantii bishan waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud. Joogitaanka madaxweynaha ayaa qeyb ka ah abaabul dagaal oo dowladdu dooneyso inay ku xoreeyso deegaannada ay Al-Shabab weli kaga suganyihiin eeGalmudug kahor inta aanu si rasmi ah u bilaaban wajiga labaad ee dagaalka dowladdu kula jirto Al-shabab. […]

2 mins read

Kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamada Mareykanka ee Afrika oo howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ku dilay 5 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab.

Dhuusomareeb :- Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee Afrika ayaa subaxnimadii Talaadada waxa ay howlgal ay ka fuliyeen deegaan 35 KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Galcad ee Gobolka Galguduud oo hoostaga Maamulka Galmudug waxa ay ku dileen 5 ka tirsan Al-Shabaab. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Cadaala oo […]

2 mins read

Ciidamda Dowladda iyo kuwa deegaanka oo bur buriyay saldhigyo Shabaabku ka soo duulaami jireen.

Muqdisho :- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib-u-xoreynta deegaanka ayaa howlgall gaar ah ka fuliyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya gobollada Galguduud  iyo Shabeellaha Dhexe, howlgalkaas oo ahaa mid lagu baacsanayay haraadiga kooxda Khawaarijta Al-shabaab. Saraakiisha ciidamada Dowladda ee howlgalka hoggaaminayay ayaa warbaahinta qaranka kula hadlay duleedka deegaanka Maraay-Suuleey, halkaas oo ay maleeshiyaad ka […]